Farmaajo oo Shaqa joojin ku sameeyay Taliyaha Ciidanka Badda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ee uu muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage in...
Farmaajo oo sheegay in uu Shaqa joojin ku sameeyay RW Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qoraal soo saaray ayaa sheegay inuu shaqadii ka joojiyey Ra’isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble...
General Odawaa oo ‘qarka u saaran inuu xilkiisa waaye’ iyo cida lagu bedeli rabo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar soo baxay ayaa sheegaya in R/wasaare Rooble uu abaabulayo xilka qaadista Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage.
Labo nin midkood ayaa laga...
Puntland oo shaacisey doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka.
GAROWE-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed (SEIT Puntland) ayaa shaaciyey 10 kursi oo ka mid ah quraasta Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya.
Kuraasta ay Puntland...
Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyay doorashada 19 kursi
MUQDISHU-AYAAMAHA-Guddiga maamulaya doorashada Gobolada waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta shaaciyay liiska 19 kursi ee dhawaan la qaban doono doorashadooda, taas oo ka dhaceysa Magaalada...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Xilalka U Kala Bedelay Laba Kamid Ah Golaha Wasiirada
MUQDIAHU-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa isbedel ku sameeyay laba kamid ah Golaha Wasiiada Xukuumadda.
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaare...
Jubbaland oo Si cad u Taageertay Ra’iisul Wasaare Rooble iyo….
KISMAAYO-AYAAMAHA-Dowlada Jubaland mar walba waxay diyaar u tahay dardar galinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladan adag...
Koofur Galbeed oo qaadacday Shirkii rooble.
BAYDHABO-AYAAMAHA-Koofur Galbeed Soomaaliya kama qeybgalayso shirka uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha”
Baydhabo, 26ka Diseembar 2021: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen)...
Rooble iyo Beesha Caalamka oo Ka Shiraya Xaalada Dalka.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Shir degdeg ah oo qadka Zoomka ayaa xilligan u socdaa Ra'iisul Wasaare Rooble iyo xubnaha Beesha Caalamka, shirkan ayaa looga hadlayaa xaaladihii u dambeeyay...
Puntland oo aqbashay ka qeyb galka Shirkii uu iclaamiyey RW Rooble
GAROOWE-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland ayaa waxaa lagu sheegay inay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo RW Maxamed...



















