Farmaajo oo Hoggaaminta Doorashada ka qaaday RW Rooble, kuna dhawaaqay Shir Deg Deg ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu gudan waayey waajibaadkii loo igmaday ee doorshada Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa...
Farmaajo oo Rooble ku eedeeye xil gudasha la aan.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu gudan waayey waajibaadkii loo igmaday ee dhanka doorshada Soomaaliya.
Qoraalka Madaxweynaha Halkan ka...
DEG DEG: Xafiiska RW Rooble oo sheegay inuu socdo abaabul ka dhan ah Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Sheekh Yuusuf Alcadaala oo maqribnimadii caawa saxaafada la hadlay ayuu kaga warbixiyey dhul boobkii lagu eedeeyey R/wasaaraha inay been...
DEG DEG:-Gudoomiyihii Guddiga doorashada oo xilka laga qaaday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudiga doorashooyinka heer Federaal ayaa xilkii ka qaadey Gudomiye Maxamed Xassan Cirro, waxaa lagu eedeeyey shaqo gudasho la’aan iyo ku milmidda siyaasadda.
Maxamed Cirro, Gudoomiyihii...
Farmaajo oo diiday in wax laga bedelo Heshiiskii 17 kii Sebteembar 2020
MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeedinayey 78 guuradii kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay doorashada dalka ee muranku badani harreeye.
Farmaajo ayaa...
CC Sharma’arke, Gaas iyo Faroole oo Gaaray Garoowe iyo Deni oo la Ganaaxayo….
GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Gaas oo uu wehliyo ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke ayaa maanta...
DEG-DEG: Gaari ku qarxay kismaayo iyo Khaasro ka dhashay……..
KISMAAYO-AYAAMAHA-Gaari noociisu yahay Fielder kaas oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay magaalada Kismaayo, gaar ahaan agagaarka Suuq Yaasiin.
Waxaa jira khasaaro iskugu...
Dagaal Sokeeye oo hada Muqdisho Ka Socda iyo Wararkii ugu dambeeye
MUQDISHU-AYAAMAHA-Dagaal la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka dhacay duleedka degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir kaas oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho...
Faahfaahin kasoo baxaysid shiikh Soomaaliga ah oo meydkiisa laga helay dalka Maraykanka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Alle ha u naxariistee waxaa xalay meydkiisa la helay Sheekh Maxamed Xasan Aadan oo ahaa imaamka masajidka Abuu Hureyra ee magaalada Colombus ee dalka...
Maxaa looga hadlay Kulankii Maanta Ee RW Rooble Iyo Midowga Musharaxiinta?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ka hadlay kulan Maanta Xarunta Madaxtooyada ku yeesheen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka...




















