Doon siday ‘waxyaabaha maanka dooriya’ oo lagu qabtay xeebta Liido, xili habeen ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenimadii xalay aheyd gacanta ku dhigay doon siday waxyaabaha maanka dooriya, taas oo lagu soo bandhigay xeebta Liido...
Booliska oo markale gacanta ku dhigay Khamri farabadan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidammada Booliska gobalka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay khamri fara-badan iyo mid kamid ah Raggii ka ganacsanayay, kaddib howlgallo ay ka sameeyeen caasimadda Puntland...
DEG DEG:- Rooble oo markii ugu horreysay kulan isugu keenay Golaha Wadatashiga Qaranka iyo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka kaas oo diirradda...
Abaabulka Dagaal ee Al-shabaab iyo is qab-qabsiga Siyaasiyiinta ee dhanka doorashada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Jimco ah ayaa dagaalamayaasha Al-shabaab waxay qabsaday Xerada Hiil-weyne oo qiyaastii 25 KM u jirto magaalada Muqdisho, sidoo kale u dhow degmada...
Guddiga Doorashada oo shaaciyey liiska afar kamid ah doorashada Golaha Shacabka
Gudiga Maamulayada doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay shaaciyeen in Maalinta Berito oo Sabti ah qabanayaan doorashada Afar kamid ah kurasta...
Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo dalalka Afrika oo Ka Furmay Magaalada Istanbuul
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirweynaha Madasha Iskaashiga Turkiga iyo dalalka Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, isaga oo shirku maanta ku furmay jewi heer...
Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Madaxweynayaasha Jubbaland & Koonfur Galbeed
KISMAAYO-AYAAMAHA-Maaxweynayaasha Maamulada Jubaland iyo Koonfur Galbeed ee Axmed Maxamed Islaam iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa ay Warmurtiyeed kasoo saareen kulamadii ay ku...
Kismaayo oo ka billaabaneysa doorashada golaha shacabka iyo Guddiga Doorashooy oo gaarayinka
KISMAAYO-AYAAMAHA-Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF), oo uu hoggaaminaayo guddoomiye ku- xigeenka GHDHF Abukaate Mowliid Mataan Salaad ayaa gaaray magaalada Kismaayo, waxana halkaasi...
U jeedka safarka Madaxweyne Farmaajo ee Turkiga iyo shakiga ku gadaaman.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim...
Xisbiga Himilo Qaran oo beeniyey warar laga faafiyey iyo qorshe cusub oo ay wadaan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xisbiga Mucaaradka ee Himilo Qaran, isla-markaana uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa caddeeyey mowqifkiisa siyaasadeed ee ku aadan xaaladda...




















