Muuqaal muujinaya in Madaxweynaha South Sudan isku kaadiyay oo la baahiyey
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxaha u dooda xuquuqda saxaafadda ayaa sheegay in Lix wariye oo ku sugan South Sudan loo xiray faafinta muuqaalladii u muuqday inay muujinayaan madaxweyne...
Nin la sheegay inuu aasayay waxyaabo qarxa oo gacanta lagu dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Federaalka iyo kuwa Hirshabeelle ayaa xalay gacanta ku soo dhigay Nin la sheegay inuu waxyaabo qarxa ku aasayay wadada xiririsa magaaloyinka Beledweyne iyo...
Wararkii ugu dambeeyey Dagaal Markale ka dhacay Magaalada Laas-Caanood
GAROOWE-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoogan oo xalay duleedka Magaalada Laas-Caanood ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaad degaanka ah kuwasoo dhawaaqa rasaasta...
MW Xasan Sheekh oo magacaabay La-Taliyaha Sare ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil cusub u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Cabdullaahi Maxamed u magacaabay inuu noqdo...
Al-Shabaab oo markii ugu horreysay codsatay wadahadalo, sida uu sheegay Wasiir kuxigeenka Gaashaandhigga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim ayaa sheegay in kadib guulaha ay gaareen Ciidamada xooggad alka ay Al-Shabaab...
RW Xamza oo kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay deggan yihiin...
Xildhibaano soo xaadiri waayey kulanka Golaha oo digniin loo diray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ee aan soo xaadirin fadhiyada Golaha ka dalbaday inay gutaan waajibaadkooda shaqo ee laga doonayo, isagoona sheegay...
Xog dheeraad ah oo laga helay Askarta iyo saraakiisha loo haysto weerarkii Villa Rays
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay markii ugu horeeyay weerarkii dhawaan Al-shabaab ay ku qaaday hotelka Villa Rays oo...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo safar caafimaad ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa Maanta oo sabti...
Mareykanka oo hubka burburiya taangiga u diraya Ukraine
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Jose Biden ayaa toddobaadkan ku dhawaaqay in Maraykanku uu Ukraine siin doono baabuurta dagaalka ee Bradley, si loogu isticmaalo dagaalka ka dhanka ah...



















