Garsoore Cabdiqawi oo diiday qodobo kamid ah Go’aankii Maxkamadda ICJ
MUQDISHO-AYAAMAHA-Garsoore Cabdiqawi Axmed Yuusuf oo ah Soomaali ka mida garsoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa sheegay in go’aankii kasoo baxay maxakmadda ee...
Cunto noocee ayaa kugu haboon in aad badsato marka aad gaarto 40 jir
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cuntada waxay door weyn ka ciyaartaa nolosha aadanaha, waxaana loo baahan yahay in qofka uu qaato cuntooyin nafaqo leh.
Dhakhaatiirta waxay dadka kula taliyaan inay...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo maanta sheegay hadal ay ku farxeen dad badan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta soo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa sheegay in si nabad ah ugu...
Akhriso Warbixin muhiim oo ku saabsan in Soomaaliya si dadban Badda looga dhacay iyo...
Baddii la isku haystay iyo Continental Shelf kii iyo khayraadka ku jira (saliid, shidaal iwm) waxa loo xukumay Soomaaliya. Doodii Kiiniya oo ah mid...
Xaalad halis ah oo ka jirta Jubbaland iyo Axmad Madoobe oo dalab culus u...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ka xog-warramay xaaladda abaarta ah ee ka taagan deegaannada Jubbaland ayaa gurmad degdeg ah ka dalbaday...
Gaadiid cusub oo lagu wareejiyay Booliska Magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Taliska Boliiska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Magaalada Beledweyne gaarsiiyay Gaadiid ay ku howlgali doonaan qeybta Baarista Danbiyada Gobolka Hiiraan (CID-CIU) Hirshabeelle.
Goobta lagu wareejinayay Gaadiidkaan...
Madaxweynaha Kenya oo kasoo horjeystay go’aankii Maxkamadda ICJ
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee qeybta libaax Muqdisho ka siiyay murankii badda ee u dhaxeeyay...
Dalalka ay u kala dhasheen Garsoorayaasha ICJ ee loo xilsaaray Dacwadda Badda Soomaaliya iyo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Cadaaladda ee Caalamiga Qaramada Midoobay ICJ ayaa maanta soo saareysa go’aanka ugu dambeeya ee Dacwadda Badda Soomaaliya ee Kenya sheegtay kiiskaas oo ah...
Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Waqtigiisa dhacay oo maanta hadlay.
Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal ka Cabdiraxman ayaa qayb galay munaasabadda salaanta calanka si loo weyneeyo Maalinta asaaska Calanka ee 12-ka Oktoobar,...
Rooble oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta calankeenna ee 12ka October oo ku beegan maanta oo...




















