25.6 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Farxaan Qaroole iyo Taliye Xijaar

XOG:- Farxaan Qaroole iyo Taliye Xijaar oo abaabul xoogan ka wado Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakil ay ku jiraan, Taliyaha guud ee Booliska Generaal Cabdi Xasan Xijaar, Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Farxaan Qaroole iyo Talihii hore ee Nabad-sugidda Gobolka...

Maxaa sababay in Ganacsato Soomaali ah lagu xiray dalka Turkiga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska magaalada Ankara  ee dalka Turkiga ayaa 16-kii bishan waxaa ay xireen ganacsato Soomaaliyeed oo isugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo shalay oo...

Gobalka Banaadir oo ka hor yimid banaabax uu fasay Wasiirka Amniga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay amar maanta Wasiirka amniga uu ku fasaxay...

Wararkii ugu dambeeyay waan-waanta laga dhex wado Farmaajo iyo Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa weli waan-waan ka dhex wada Madaxweyne Farmaajo...

Wasiirka Amniga oo fasaxay banaanbax loogu soo horjeedo dilkii Ikraan Tahliil.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa fasaxay banaanbax loogu soo horjeedo dilkii Ikraan Tahliil oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyaan taliska...

Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo u badan Mucaaradkii Madaxweyne Farmaajo

MUQDISHO-AYAAAHA-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mahdi Guuleed iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Cabdi Xaashi ayaa goordhoweyd soo dhameystiray liiska Musharaxiinta xildhibaanada Aqalka Sare ee...

Wararkii u dambeeyay kulamada dhex-dhexaadinta Farmaajo & Rooble iyo meelaha ay kala taagan yihiin.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa weli Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ka socda kulamo lagu dhex-dhexaadinayo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha...

Afgembi oo markale ka dhacay dalka Suudaan iyo wararkii u dambeeyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Suudaan ayaa waxaa sheegtay in afgembi dhicisoobay uu ka dhacay dalkaas isla markaana la qaaday tallaabooyin lagu dajinayo xiisadda, sida ay baahisay warbaahinta...

Maxaa saaka ka dhacay Degmada Guriceel?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Israsaaseyn kooban ay gudaha degmadaas ku dhexmartay Ciidamada Booliska iyo...

XOG:- Fahad Yaasiin oo qorsheynaya inuu dab kusii shido khilaafka Farmaajo iyo Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa subaxnimadii hore ee saaka soo gaaray la-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne ee Mohamed Abdullahi Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo maalmihiia...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan