Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga ka socda QM?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay...
Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Rag muddo lagu raad joogay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen rag muddo lagu raad joogay, kuwaas oo...
Aabaha dhalay Ikraan Tahliil oo markii ugu horreysay ka hadlay Kiiska gabadhiisa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Aabaha dhalay Ikraan Tahliil Faarax ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska gabadhiisa iyo tallaabada uu qaadayo si arrinteeda loo galo.
Tahliil Faarax ayaa sheegay...
DEG DEG:- Shirkii lagu dhex dhexaadinayay Farmaajo iyo Rooble oo lagu kala tagay!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii lagu dhex dhexaadinayay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa natiijo la’aan ku dhammaaday, iyadoo goordhow lagu kala tagay, kaddib saacado badan oo...
Dablay hubeysan oo caawa xildhibaan ku dishay gurigiisa hortiisa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Cabdirisaq Cardoofe oo kamid ah golaha degaanka degmada Laascaanood ayaa goor dhawayd dablay hubaysani ku dishay gurigiisa hortiisa.
Marxuum Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe) ayaa...
Madaxweyne Farmaajo oo codsi kale oo cajiib ah u diray Qoorqoor iyo Laftagareen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankii u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ee ay dhexdhexaadinayeen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa galay wajiga labaad, iyadoo wararku ay...
Sagaal Mas’uul oo halmar laga wadaqaaday jagooyin muhiim ah oo hayeen.
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne waxaa uu uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta...
XOG laga helay warbixinta uu soo wado ‘Fahad Yaasiin’ ee Kiiska Ikraan Tahliil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda NABAD IYO NOLOL waxa ay geed dheer iyo mid gaaban u koreen, sidii ay kaga hortagi lahaayeen dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee cadaaladda loogu...
XOG:-Isbedel lagu wado in lagu sameeyo Taliyaasha Booliska iyo Nabadsugida.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sacadaha soo socda waxaa la filayaa in isbedel lagu sameeyo xogaanka ciidanka qalabsida ee Soomaaliya kaasoo ka imaan doono dhanka Ra'iisul wasaare Rooble. Agaasimaha...
Madaxda is khilaafsan ee Farmaajo iyo Rooble oo maanta lagu wado inay kulman.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu waddaa in ay kulmaan Saacaddaha soo socda sidda...




















