R/W Rooble oo garab istaag ka helay qeybaha Bulshada iyo Midowga Musharaxiinta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta ayaa ku tilmaamay falalka uu ku kacay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ay yihiin kuwo baalmarsan dastuurka iyo sharciga dalka u degsan.
Qoraal kasoo...
Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Rooble oo weji cusub yeeshay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), iyo Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa weji cusub yeeshay kadib markii uu Madaxweynaha wareegto xalay...
Bogga telefishinka Qaranka oo laga saaray wareegtada Villa Somalia iyo shir DEG DEG ah...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bogga telefishinka Qaranka ayaa laga saaray wareegtada Villa Somalia kaddib amar ka yimid Wasiirka Warfaafinta oo isna Ra’iisul Wasaaruhu faray in warbaahinta dowladda laga...
DEG DEG:- Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka
Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka iyo Kusimaha Hay'adda NISA:
AKHRISO Warsaxaafaddeedkan kasoo baxay Villa Somalia:
"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...
Farmaajo oo aqbalay xilka qaadistii Fahad Yaasiin balse hal sharuud oo adag soo bandhigay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in madaxweynaha muddo xileedkiisa idlaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu aqbalay xilka qaadistii Ra'iisul wasaare Rooble uu ku sameeyey...
Cajiib! Prof. Xasan Sheekh oo jeex-jeexay warqaddii Farmaajo ee lagu taageeray Fahad Yaasiin
MUQDISHO-AYAAMAHAProf. Xasan Sheekh Cali Nuur ayaa wareysi uu siiyey taleefishinka Somali Cable, waxa uu ku jeex-jeexay warqaddii kasoo baxday Farmaajo, ee uu kaga horyimid...
Odiyaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo taageeray go’aanka Ra’iisul wasaare Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa shir ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen waxay kusoo dhoweeyeen go’aanka uu raysal wasaare Rooble shaqada kaga joojiyay taliyaha...
Saldhig ay ku sugan yihiin ciidanka Puntland oo Weerar madaafiic ah oo lagu qaaday.
BOOSAAS0-AYAAMAHA-Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhig Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland ku leeyihiin degaanka Af-urur oo kuyaal duleedka Magaalada Boosaaso.
Ku dhawaad...
Maxaa looga hadlay kulankii R/W Rooble uu la yeeshay Taliyaha cusub ee NISA?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Hoggaanka Maxkamadda Ciidammada Qalabka sida...
Ciidamo cusub oo la wareegay Wsaaradda Warfaafinta Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan kuwa ilaalada Madaxtooyada oo dheeraad ah islamarkaana wata gaadiid dagaal ayaa la geeyay Wsaaradda Warfaafinta Soomaaliya waxayna ku sugan yihiin gudaha iyo...




















