Farmaajo oo wax ka ogaa Xilka qaadistii (Kulane Jiis) iyo Mucaaradka qorshaha cusub loo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xog lagu kalsoonan karo ayaa sheegaysa in go’aanka uu Ra'iisul wasaare Rooble xilka kaga qaaday Cabdullaahi Aaden Kulane (Kulane Jiis) ay guul-siyaasadeed dadban oo...
Faah faahin laga heleyo dagaal xoogan oo ka dhacaday Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Israsaaseyn xoogan oo socotay muddo oo Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhexmartay Isgoyska...
Midowga Musharixiinta oo farriin kale u diray Farmaajo & Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay ka hadleen Arimaha Doorashooyinka dalka iyo tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed...
Madaxweynaha Jubbaland oo laga dalbaday in uu shaaciyo liiska Musharixiinta Aqalka Sare
KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga doorasha dowlad goboleed Jubbaland ayaa u gudbiyay codsi qoraal ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam kaas oo ay kaga codsanayaan inuu guddiga usoo...
XOG:-Maxaad ka ogtahay qorshaha Villa Somalia kadib xilka qaadistii Cabdullaahi Kullane?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha XFS oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde,ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay'adda...
DEG DEG: Rooble oo xilalkii ka qaaday madax sare oo ka kala tirsan NISA...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd xilalkii ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA iyo Taliyihii Nabad-sugidda ee groonka Aadan Cadde.
Afhayeenka xukuumadda...
NISA oo burburisay amarkii RW Rooble iyo dad ka dhoofi rabay garoonka Aadan Cadde...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyahii hore ee gobolka Gedo, Cusmaan Nuur Xaaji Macalimow ayaa sheegay in hay’adda nabad sugida ka hor-istaagtay in uu ka dhoofo garoonka Aadan Cadde...
Galmudug Oo War Kasoo Saartay Natiijadii Imtixaankii Dugsiyada Sare Ee La Shaaciyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa war kasoo saaray Natiijadii imtixaanka dugsiga sare e Sanadkaaan Dowladdu qaadday, kaasi oo shalay la...
Dowladaha Soomaaliya Iyo Ireland Oo Ka Wada Hadlay Amniga Iyo Wax Wadaagga.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda...
Al-Shabaab oo ku hanjabtay inay carqaladeyneyso doorashooyinka Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay weerari doonaan ergooyinka soo xulaya xildhibaannada doorashada baarlamanka ee bilaabaneysa todobaadka soo socda.
Kooxda xagjirka ah...




















