XOG laga helay safarka Cali Guudlaawe ee Degmada Cadale
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiinta degmada iyo Bulshada deegaanka.
Guudlaawe...
Kenya oo loo haysto Malaayiin dollar oo loogu tala-galay la dagaallanka Al-Shabaab.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda maaliyadda ee dalka Kenya ayaa meel ku sheegi weyday in ka badan 23 milyan oo dollar oo uu dalkaas ka helay Midowga Afrika...
Muxuu yahay Khilaafka soo kala dhexgalay talisyada ciidanka xoogga iyo AMISOM?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaaf xoog leh oo soo kala dhexgalay saraakiisha sare ee ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa wiiqay howl-galladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab ee...
Dowladda oo sheegtay in duqeyn lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay howlgalladii ugu dambeeyay oo ay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedka Galmudug ka sameeyeen degaannada Gobolka...
Sidee maanta looga ciiday Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka Soomaaliya ayaa maalinta koowaad ee Ciida-Carafo si weyn looga ciiday, ayada oo inta badan salaadda ciida lagu dukaday...
Maxaa ka jira in Ciidankii Bad baado Qaran laga jartay mushaarkii kuna soo wajahan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawlada Soomaaliya ayaa la ogaaday in mushaarkii ay ka jaratay ciidamadii ka qeyb qaatay kacdoonkii Muqdisho bilo ka hor.
Ciidanka oo ka mid ahaa Bad...
Axmed Madoobe oo hambalyo Ciida u diray Bulshada Jubbaland.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa munaasabadda ciidda awgeed hambalyo u diray dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaanna kuwa Soomaaliyeed meel...
Madaxweyne Farmaajo Oo Farriin Ku Aaddan Ciidul Adxada U Diray Umadda Soomaaliyeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya...
Afar qodob oo laga soo saaray Amniga Magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa soo saaray Amaro la xiriira dhinaca Amniga, kuwaas oo ku socda Shacabka ku nool Magaalada Beledweyne...
Midowga Musharaxiinta oo soo saaray digniin ku socoto Farmaajo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta oo galabta illaa caawa shir uga socday Hotelka Jazeera ayaa ka soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan xaalada doorashada iyo caqabado...




















