26.2 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Ciidanka Ammaanka Galmudug Oo Fashiliyay Qarax Ismiidaamin Ahaa

DHM-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug gaar ahaan agagaarka degaanka Bacaadweyn ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha...

Maxkamadda Sare oo ku dhawaaqday inay qaadeyso dacwadaha ka dhasha doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in dad badan ay is weeydiiayaan in Maxkamadda Sare ay awood u leedahay dacwadaha...

Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta  kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta...

Muxuu salka ku hayaa khilaafka ka dhex taagaan wasiiradda xilalka loo kala bedeley?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, Xamsa Saciid Xamsa ayaa bogga wasaaradda soo dhigay farriin uu ku sheegay in hoyga Ra'iisul Wasaaraha uu kula kulmay...

Akhriso:- Heshiiska cusub ee Wasaaradaha Waxbarashada DFS & Dowlad Goboleedyada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shir ay isugu yimaadeen Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare DFS, Wasaaraddaha Waxbarshashadda Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir,...

Faahfaahin kasoo baxaysa Macalin xaaskiisa “Sun” ku dishay Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Dhacdo aad u xanuun badan oo Dadka degaanka fajac iyo argagax ku abuurtay ayaa xalay ka dhacday Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kadib...

Dowladda Somalia Iyo Talyaaniga Oo Kala Saxiixday Mashruuc Ku Kacaya 2 Milyan Oo Dollar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda xilgaarsiinta Xil. Khaliif Cabdi Cumar, Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi, ku xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Guddigii Dib U Heshiisiinta Gobolka Gedo Oo Maanta Gaaray Garbahaarey

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa duhurnimadii Maanta gaaray Magaalada Garbahaarey ee Xarunta...

Rooble oo isku keenay Siyaasiyiinta is khilaafsan ee Gobolada Waqooyi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay xildhibaannada ka soo jeeda gobobllada woqooyi, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay uu khilaaf...

Gabdhaha ciidanka Harmacad oo looga digay isticmaalka TikTok

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhawaan waxaa dalka Turkiga loo qaaday tiro gabdho ah oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Harmacad ee Soomaaliya, gabdhahan oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan