Somaliland oo u hanjabtay mucaaradka kadib markii ay ka hor yimaadeen Muuse Biixi
Labada xisbi ee mucaaradka ah ee jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay 13-kii November aanay u...
Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay 17 katirsan Al-shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Mareykanka ee Africa ayaa xaqiijiyay in Mareykanku uu duqeyn cirka ah ku dilay 17 ka tirsan maleeshiyada Al-shaabaab, kaddib codsi uga yimid dowladda...
Maxaa sababay in ciidamada dowaladda ay isaga baxaan deegaanka Wabxo iyo deegaano kale?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamadda dowladda ay xalay isaga bexeen deegaanka Wabxo oo dhamaadka todobaadkii hore...
Wasiirka Arrimaha gudaha oo ka hadlay Sheekh caan ah oo lagu dilay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha gudaha, Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa ka hadlay dil xalay loo geystay Sheekh Cabdi Caziz Maxamed Xersi oo ahaa...
Imaam Masaajid oo caanka ahaa gudaha Muqdisho oo Xalay la dilay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay siyaabooyin kala duwan dilal uga geysteen degmooyin kamid ah caasimadda, iyadoo dambiilayaasha...
Maxey Eritrea ku heysataa askarta Soomaaliyeed ee tababarka dhameestay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad ku sugan dalka Eritrea halkaas oo ay sanado tababar ugu maqan yihiin kumannaan dhalinyaro Soomaali ah oo ciidan ahaan...
Ciidamo caawa lagu soo daadiyey Muqdisho iyo cabsi laga dareemayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa heegan la geliyey ciidamada amniga kadib markii laga war helay in gaari calaamada booliska ku buufsan yahay ay kooxda al shabaab damacsan yihiin...
100 dhallinyaro ah oo doonayay inay ku biiraan Al-Shabaab oo gacanta lagu dhigay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen in ka badan 100-dhalinyaro ah oo doonayay in ay dalka ka dhoofaan si...
Booliska oo gacanta ku dhigay rag bam gcameed ku tuuray dad shacab ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah gacanta kusoo dhigay rag la sheegay inay Bam gcameed ku tuureen dad shacab ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib u habayn ku sameeyay golaha dhaqaalaha qaranka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn...




















