Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi Oo Walaac Ka Muujiyay Faragelin Uu Wado Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ayaa walaac ka muujinaya faragelinta qaawan ee Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ku hayo dib u habeynta iyo magacaabista guud ahaan guddiyada...
XOG:- Fadeexad ku soo baxday Guddi R/W Rooble dhawaan magacaabay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Guddigii Ra’iisul Wasaaraha u saaray kala shaandheynta xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiga doorashada lagu muransanaa...
Xog: Qaar ka mid ah guddigii ay cabashada ka timid ee doorashooyinka oo aan...
Guddigii Ra’iisul Wasaaraha u saaray kala shaandheynta xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiga doorashada lagu muransanaa ayaa ku lug yeeshay fadeexo ku...
Axmed Madoobe oo kulan la yeeshay Mas’uuliyiin ka tirsan QM
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula qaatay Agaasimaha Gobolka ee Bariga, iyo Geeska iyo...
Qoorqoor Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Dalka
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada...
Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Hir-Shabeelle iyo Safiirka Ingiriiska.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Kate Foster.
Kulankaan...
Ujeedka Wafdi Ka Socda Beesha Caalamka Ee Ku Wajahan Dhuusamareeb.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa la filayaa inay gaaraan Magaalada...
Macalinkii Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Shaqada Laga Ceyriyey+Sababta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in shaqada laga ceyriyey macalinkii xulka Qaranka dalka Soomaaliya Cabdiladiif Salef, kaasi xilka tababaranimo haayay wax ka yar...
Rooble oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada qaraxii shalay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay qaraxii qarax shalay lala begsaday Dhalnyaradii loo qrayay Ciidannimada ee...
Puntland oo la wareegtay saldhig muhiim u ahaa Al shabaab.
GAROWE-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada difaaca maamul goboleedka Puntland iney la wareegeen saldhigyo ay Al shabaab ka soo abaabuli jireen...




















