Rabshado ka dhashay doorashaddii ka dhacday Somaliland
HARGEYSA-AYAAMAHA-Dad kasoo horjeeda natiijada doorashada golaha degaanka Gebilay ee la shaaciyey xalay goor dambe ayaa xirtey wadada xiriirisa Gebilay iyo Hargeysa, gaar ahaan tuulada...
Al-Shabaab Oo Xalay Weerarey Bar-control Oo Ciidanka Haramcad Ku Leeyihiin Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xalay magaalada Muqdisho dagaal muddo saacad ah socday ku dhexmaray Ciidanka Booliska dowladda ee Haramcad iyo dagaalamayaasha Al-shabaab.
Dagaalkaan ayaa ka dhacay Isgoyska Ex-koontarool...
Dhacdo Naxdin Leh!: Nin Xaaskiisa Ku Dilay Magaalada Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Nin la sheegay in uu xalay fiidkii xaaskiisa ku dilay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana la helayaa...
Puntland iyo Jubbaland oo noqday Maamuladdii Ugu Horeeyey Ee Soo Magacaabo G/doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kadib markii heshiis laga gaaray doorashooyinka Soomaaliya oo caqabad ka taagneyd in muddo ah ayaa waxaa laysla gartay in si dhaqso leh guddiyada doorashooyinka...
Dowladda Soomaaliya oo Kenya ku eedaysay weerraro ay caruur iyo haween ku dhinteen oo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay wax ay ku tilmaantay weerrar aan loo aabba-yeelin oo ay sheegtay in ciidammada Kenya ay ka gaysteen...
Magacyada murashaxiinta xisbiyada ku guuleystay gobolka Sool
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka Sool ku kala guuleysteen.
Waxaa lagu tartamayey laba iyo toban xubnood...
Sarkaal Katirsan Milateriga Soomaaliya Oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Sh/dhexe.
JOWHAR-AYAAMAHA-Dagaal u dhaxeeya Milateriga Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa ka dhacay degaanka Warciise oo duleedka ka ah magaalada Jowhar ee gobalka Shabeelada Dhexe, waxaana...
Shiinaha waxaa lagu arkay qof qaba cudur dhif ah oo lagu magacaabo H10N3
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin 41 sano jir ah oo u dhashay Shiinaha ayaa la xaqiijiyay in uu noqday qofkii ugu horreeyay caalamka ee uu ku dhaco caabuq...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Magaalada Jowhar.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, waxaana saaka Magaaladaasi gaaray wafdi hor dhac u...
Taliyaha Asluubta “Ciddii Xabbad Kugu Soo Rida Faataxo La Akhrin Mayo Waa Loo Jawaabaa”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janeraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in Ciidamada Asluubta aysan aheyn kuwo loogu talo galay in dadka dilaan, isla markaana...




















