27.6 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Kalluumaysato sabool ah oo heley cambarka nibiriga oo qiimihiisu gaaraya $1.5 milyan oo doolar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waa sheeko ku saabsan sida nibiri kusoo caariyay badda uu wax weyn uga baddalay nolosha koox kalluumeysto ah oo ku nool mid ka mid...

Muxuu yahay Khilaafka cusub ee soo kala dhexgalay maamulka Gobolka Hiiraan?

Ciidamo ka amar qaato Guddoomiye ku xigeenka maaliyadda iyo siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maaddey ayaa shalay xirtay buundada Liiq Liiqato oo muhiim u...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Agaasimeyaal cusub.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Agaasimeyaal cusub u magacaabay wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Caafimaadka. Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS...

Guddoomiye ku Xigeenka Maaliyadda Oo Maalintii Seddexaad U Xiray Buundo Muhiim Ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo ka amar qaato Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maadey ayaa shalay xirtay buundada Liiq Liiqato oo muhiim u...

Maxaa looga hadlay kulankii Midowga Musharixiinta ee Xalay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid kamid ah Hoteelada ku yaal magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay hoggaanka ugu sareeya Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha. Kulanka oo casha...

Somaliland oo weli ka socota Tirinta codadka doorashada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa weli degaannada Soomaliland ka socda tirinta Codadka doorashadii Golaha Wakiilada iyo degaanka ee ka dhacday Maalin ka hor degaannada Maamulkaas, taas oo ay...

Madaxweynaha Jubbaland oo soo Magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal,...

Dagaal Beeleedyadii Dhawaan Ka Dhacay Beledweyne Oo Xal Laga Gaaray.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wafdigii Dowlada Dhexe iyo Maamulka Hirshabeelle ee Maalmahan Baladweyne u Joogay Xalinta Dagaal Beeleedyadii Dhawaan Ka dhacay Duleedka Waqooyi ee Baladweyne ayaa Maanta Si...

DEGDEG: Maydka gabar yar oo laga helay Degmada Dharkenlay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas laga helay Meydka gabar yar oo si fool xun loo dilay. Wararku...

Maxay tahay sababta uu RW Rooble u diiday casumaaddii Uhuru Kenyatta

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa diiday casuumaad uu u fidiyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq  ayaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan