Xaliimo Yareey Oo Ku Baaqday In La Dhiso Dowlad Aan Laga Xukumin Xalane.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashoyinka Qaranka ayaa sheegtay in dowlad goboleedyada dalka ay ku dhaqmaan Dastuur u...
Dowladda Somalia Oo Sheegtay In Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab Howlgal Lagu Dilay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka oo saacadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyay tuulooyin hoos yimaadda degmada Baardheere, ayaa bur buriyay saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen halkaas, sida...
Mareykanka Oo Markale Kordhinaya Tababarada Ciidamada Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu welhiyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Jeneraal Cabaas Amiin ayaa waxay kulan...
Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, kaasi oo jugtiisa laga maqlay xaafadaha qaarkood...
Muuse Biixi Oo Soo Farageliyey Khilaafka Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo xubnaha mucaaridka ahba inay faraha kala baxaan arrimaha masiiriga ah ee Somaliland,...
Dagaal Xoogan Oo Ka Dhexmaraya Dowlad Deegaanka Soomaalida & Canfarta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay degaano ka tirsan gobolka City ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana uu dhex-maray Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad...
Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Riday Nin Dil Geystay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cumar Muxudiin Maxamuud oo loo heyso inuu dil u geystay Nin lagu...
Akhriso:- Ujeedka Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Dalka Jabuuti.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jabuuti.
Warar...
Maxaa looga hadlay kulankii Madaxda dowlad Goboleedyada & Midowga Musharixiinta?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed & Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, kulankaas oo looga hadlay arrimaha...
James Swan iyo Balal Cusman Oo Ka Wada-hadlay U Diyaargarowga Doorashooyinka Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Cusman , ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha...




















