23.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle oo kulan yeeshay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle oo ku guda Jira Kalfadhiga 1aad ayaa Fadhigiisa 15 kuyeeshay Caasimada Hir-Shabelle ee Magaalada jowhar Kulanka oo uu shir Gudoominayey Kusimaha...

Wararkii U Dambeeyey Gaadiid U Rarnaa Ganacsato Oo La Gubay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa wararka naga soo gaaraya waxaa ay sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay halkaas lagu gubay gaadiid nooca xamuulka...

DEG DEG:- R/W Rooble Oo Ku Dhawaaqday in Doorashooyinka La Qabanaayo Cidna loo Hakineyn.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan...

Dowladda Somalia Oo Beenisay Inay Heshiis La Saxiixaneyso Shirkado Shidaal

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafiyay aadna loo hadal haayay in dowladda Soomaaliya ay heshiis ku saabsan qodista shidaalka la...

XOG Dheeraad Ah Oo Laga Helay Ciidamada Booliska Haramcad Ee La Geeyay Beledweyne.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa saddex diyaaradood oo sida Ciidamo farabadan ka dejisay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan. Diyaaradaha oo siday Ciidamo...

Amar Ka Dhan Ah Ganacsatada Magaalada Boosaaso Oo Lasoo Saaray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ee Dowlad goboleedka Puntland ayaa amar ku bixiyay in la xiro dadka diidan isticmaalka lacagta Shillinka Soomaaliga oo waayadaan...

Faah faahin Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saqdii dhexe ee xalay Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti iyo dagaalyahno hubeysan oo ka...

Golaha Wasiirada Oo Dib U Celiyey Safiiro Cusub Oo Loo Soo Gudbiyey Inay Saxiixaan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah taariikhduna ay tahay 07 janaayo 2021 kulan ku yeeshay Muqdisho. Golaha wasiiradda ayaa loo gudbiyey...

Faah Faahin Kasoo Baxaysa Weerrar Al-Shabaab Ku Qaadeen Saldhig Ku Yaala K/galbeed.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed ku leeyihiin degmada Dinsoor ee gobolka Baay, waxaana halkaasi...

Taliska Ciidanka Asluubta Oo Ka Hadlay Qaraxii Saaka Ka Dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed G/Sare Abdiqani Maxamed Qalaf oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay Qarax,w axaana uu sheegay in lala doonayay Qaraxa in...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan