27.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ra’iisul Wasaare Xamse siiyay warbixinta howlgallada ka socda gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay munaasabad weyn oo lagu soo dhaweynayay isaga iyo wafdigiisa oo ka dhacday xarunta gobolka...

Saciid Deni oo sharuud hordhigay madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland, iyada oo...

Xikdhibaanada Golaha Shacabka oo anixiyay Xubno uu Magacaabay Guddoomiye Aadan Madoobe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada muqdisho, waxana shir...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo si heer sare ah loogi soo dhaweeyey Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAGA-Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa barqanimadii maanta gaaray Magaalada Baladweyne Dowlad Gobolkeedka Hirshabeelle. Waxaana Gadoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne kusoo Dhaweeyay...

Maxay yihiin wax yaabaha lagu arkay degaannadii laga saaray Al-Shabaab?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ay wehlinayeent aliyaha Ciidanka xoogga dalka iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, Xildhibaan Katirsan Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali...

Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha shacabka ee maanta?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelan doona kulankii ugu danbeeyay kalfadhiga koowaad ee Golaha Shacabka kaas oo ka dhici doona xarunta...

Muxuu yahay qorshaha halista ah ee Saciid Deni uu la damacsan yahay Xasan Sheekh?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalin Axad ah 28 April 2013, Xasan Sheekh Maxamuud oo markaas ahaa Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safarkii u horreeyay intii uu xilkaas qabtay ku yimid...

Faah faahin laga helay Nabaddoon caan ah oo lagu dilay muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada muqdisho waxaa ay maanta ku dishay Nin Nabaddoon ahaa oo siweyn looga yaqaanay magaalada, iyaga...

Pro. Jawaari oo lagu dhex arkay kulan maantii labaad golaha wasiirada ugu socda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa furay kulan Wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galay maalintii labaad, laguna gorfeynayo howlaha mudnaanta...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan