Dowladda UK oo go’aan ka gaartay tallaabo ay ka qaadi laheyd ciyaarahan Mo Farah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mo Farah ayaa sheegay in uu "nafisay" markii uu xafiiska Waaxda Arrimaha Gudaha ee UK sheegay in uusan wax tallaabo ah ka qaadi dooninciyaaryahankan,...
Saciid Deni oo howllo qarsoon ah kawada magaalada Addis Ababa
MUQDISHO-AYAAMAA-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Xasan Shire Abgaal ayaa kulan gaar ah waxa ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee...
Farmaajo oo safar qarsoodi ah ku tagay Israa’iil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wargayska “Times of Israel” ayaa daabacay warbixin uu ka qoray xogta ku saabsan kulan qarsoodi ah oo uu sheegay in uu dhex maray Madaxweynihii...
Xasan Sheekh Iyo Xamse Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Dagaalkii Boosaaso.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Sacdiya Samatar ayaa...
Axmed Karaash oo uga sii darey xaalada dagaalka Boosaaso
GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey laba kamid ah wasiiradda maamulkaasi oo lagu eedeeyay is-hortaagii shalay lagu sameeyay gargaarkii ay...
Xogtii u dambeeysey ee magacaabista Golaha Wasiirda cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar cusub oo naga soo gaaray Xafiiska RW Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegaya in isbadel uu ku yimid qorshe markii hore ahaa...
Muxuu ku saabsan yahay heshiiska Soomaaliya yo Eritrea?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Magaalada Asmara ee Caasimadda waddanka Ereteriya kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Ereteriya, iyaga oo kulanka ku...
Xildhibaano War kasoo saaray Shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Boosaaso
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar kamid ah Xildhibaannada Puntland ku metela Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray dagaalkii khasaaraha geystay ee labada Ciidan ku dhexmaray...
Xisbigii ugu horreeyey ee ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday Boosaaso.
Xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaamiye Madaxweyihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa noqday xisbigii ugu horreeyey ee ka hadla dagaalkii khasaaraha ka...
XOG cusub oo kusoo korortay magacaabida Golaha Wasiirada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa uu wadaa la tashadii ugu dambeeyay uu ku soo dhisayo golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya.
Kulamadan ayaa...




















