24.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Muxuu yahay Ajandaha 1-aad ee Ra’iisul Wasaare Xamse?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo  xilkiisa si rasmi ah ula wareegay, ayaa ku dhawaaqay inay dowladda Soomaaliya galayso dagaal ay isaga xoreynayso cadowgeeda...

Dowladda Federaalka oo ka jawaabtay eedayn uga timid Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortimid eedeyn uga timid Soomaliland oo la xiriirta in dowladda Soomaaliya ay isku darsatay tiradii xujayda Somaliland ay xaqa...

Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Sh. Aadan Madoobe iyo Laftagareen?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad Jamhuuriyadda Federaalka waxa ay kawada hadleen xal u...

Wariyeyaashii ku dhaawacmay qaraxii shalay oo la keenay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa maanta diyaarad looga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka soo gaartay qarax miino oo lala eegtay kolonyo ay la...

Dowladda Federaalka oo Ciidamo horleh u dirtaysa howlgalka ka socda Gobolka Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa sacadaha soo socoda waxaa la filayaa in ay Ciidamo dheeraad ah ka dejiso degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kuwaas oo gurmad...

Wasiir Beyle oo loo haysto Lacag dhan $193 Milyan iyo fadeexad culus oo soo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda ayaa Wajahaya su’aalo adag oo kaga imaanaya xildhibaaamada labada aqal ee leh fadhiga wadajir ah. Meelaha sida gaarka ah wasiirka loogu haysto waxaa...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo ballan qaad cusub u sameeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho kula kulmay madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen, iyagoo qaatay...

Saciid Deni oo guuldaradii doorashada kadib abaabul ciidan ka billaabay Puntland.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Saraakiisha Taliska Ciidanka Booliska Maamulkaasi Puntland . Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga...

Goleyaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan wadajir ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibanada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa maanta u fariisanaya aqrinta labaad ee miisaaniyadda 2022 ee dowlada Soomaaliya, oo ah middii ugu badneyd ee Golaha...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo War kasoo saaray qarax geystay dhimashada & dhaawaca

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Caafimaad taam ah  Alle uga baryay Wariyeyaasha kala ah Khaalid Cismaan Muxumed Ilkacase iyo Cabdikariin Shabelloow iyo Cabdi Gureey sidoo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan