27.8 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda WFP

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David...

Dowlada UK oo lacag ay ku taageeraysa Ciidamada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Ingiriiska  ayaa ku dhawaaqday £2.3 milyan oo Pound inay ku deeqeyso Sanduuqa taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), taas oo loogu tala galay...

Shiinaha oo si aan gabasho laheyn u shaaciyey inuu ciidamo u dirayo Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda difaaca Shiinaha ayaa sheegtay in ay ciidamo u dirayso Ruushka si ay uga qayb qaataan dhoolatus milatari oo wadajir ah. Dhoolatuskan oo billaaban doona...

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn uu ku dilay13 Xubnood oo katirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in, iyada oo la kaashanayo Ciidamada dowladda Soomaaliya taliska Maraykanka ee Afrika uu qaaday 14-kii Bishaan...

Donald Trump oo laga qaaday Baasaboorkii Maraykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-FBI-da Mareykanka ayaa toddobaadkii hore baaritaan ku sameysay guri uu leeyahay madaxwaynihii hore ee dalkaas Donald Trump, kaas oo ku yaalla gobolka Florida. Baaritaankaas...

Mareykanka oo war kasoo saaray doorashada Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa Talaadadii ku boorriyay shacabka Kenya inay is-dejiyaan oo ay dulqaad muujiyaan, maalin kadib markii William Ruto lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay...

Kenya oo Safiirka cusub u soo magacaabatay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka...

Waa kuma Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Kenya (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha ee Kenya. Wuxuu helay boqolkiiba 50.4%...

William Ruto oo noqonaya madaxwenaha xiga ee dalka Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa hoggaaminaya natiijada tartan adag oo ay ku loollameen hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, sida ay Isniinta maanta ah...

DEG DEG:-Raila Odinga oo lala’yahay meel cirib iyo jaan uu dhigay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shacabka Kenya, ayaa Baraha Bulshada isku weydiinaya halka jaan iyo cirib uu dhigay Raila Odinga, kahor inta aan lagu dhawaaqin natijada doorashada guud ee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan