Kenya oo Safiirka cusub u soo magacaabatay Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka...
Waa kuma Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Kenya (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha ee Kenya. Wuxuu helay boqolkiiba 50.4%...
William Ruto oo noqonaya madaxwenaha xiga ee dalka Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa hoggaaminaya natiijada tartan adag oo ay ku loollameen hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, sida ay Isniinta maanta ah...
DEG DEG:-Raila Odinga oo lala’yahay meel cirib iyo jaan uu dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shacabka Kenya, ayaa Baraha Bulshada isku weydiinaya halka jaan iyo cirib uu dhigay Raila Odinga, kahor inta aan lagu dhawaaqin natijada doorashada guud ee...
Boqortooyada Sacuudiga oo shaacisay arrin si weyn u faraxd gelisay Pakistan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay maalmaha soo socda iney shaacineyso arrin si weyn u faraxd gelinayo dalka Pakistan oo ay saaxibbada dhaw yihiin.
Wargeyska Jang...
Axmad Madoobe oo ku xanuunsanaya isbitaal ku yaala dalalka Carabta
MUQDISHO-AYAAMAHA-IMadoobe ayaa markii ugu dambeysay 21-kii July meel fagaaro ah lagu arkay kadib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamza...
Qaramada Midoobay oo Markab sida qamadi ah u dirtay dalka Jabuuti
MUQDISHO-AYAAMAHA-Markab u kiraysan Qaramada Midoobay oo sida illaa 23,000 oo metric ton oo sarreen ah ama qamadi ah ayaa ka soo ambabaxay dekedda Yuzhne...
DEG DEG:- Guddiga doorashada Kenya oo shaaciyey natiijada rasmiha ah ee doorashada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka dalka Kenya oo maalmahaan waday tirinta codka doirashada ay ku tartamayaa Raala Odinga iyo Wiliam Ruuto.
Raala Odinga ayaa ku horreeya tartanka doorashada...
Taliban oo rasaas nool ku kala cayriyay haween ku dhiirraday inay dibad baxaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Taliban ayaa kala cayriyay tiro haween ah oo ku dibad baxayay Kabul, ku dhowaad sanad kadib markii ay kooxdu la wareegtay talada dalkaas.
Ilaa...
Maxay yihiin waxyaabaha sirta ah ay FBI-da kasoo saartay guriga Trump?
MUQDISHO-AYAAMAHA-FBI-da Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay dokumentiyo sir ah kadib markii ay baaritaan ku sameeyeen guri uu lahaa madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump...




















