Erdogan oo doonaya in uu hagaajiyo xiriirka Turkiga iyo Sacuudiga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdoğan ayaa xalay gaaray dalka Sacuudi Carabiya, isaga oo doonaya inuu dib u hagaajin weyn lagu sameeyo xiriirka u dhexeeya...
Lix arrimood oo guusha u horseeday ninka adduunka ugu taajirsan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Elon Musk ayaa haatan noqday ninka ugu taajirsan adduunka, isaga oo koobka ka qaaday aasaasaha Amazon Jeff Bezos.
Maamulaha Tesla iyo SpaceX ayaa hantidiisa lagu...
Hambalyo uu Farmaajo u diray Emmanuel Macron oo aad loo hadal haayo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo, ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu hambalyo ugu diray Madaxweyanaha dalka Faransiiska, Emmanuel Macron, oo ku guuleystay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo safar ugu ambabaxa dalka Switzerland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland,halkaas oo uu...
DAAWO:- Feeryahan caan ah oo nin ku dhex feeray diyaarad.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Feeryahankii hore ee tartanka miisaanka culus Mike Tyson ayaa nin rakaab ahaa ku dhex feeray diyaarad kadib markii uu ninkaas kuu tuuray caagad biyo...
Khamiis uu xiran jiray Nabi Muxamad NNKH” oo lagu soo bandhigayo Istanbul
MUQDISHO-AYAAMAHA-Khamiis la sheegay inuu xiran jiray Nabi Muxamad NNKH, taas oo ay xafideen qaraabada nin uu Nabiga u haddiyeeyay khamiiskaas ayaa lagu soo bandhigayaa...
Itoobiyaan buux dhaafiyey Safaarada Ruushka si ay uga qayb qaadatan dagaalka Ukraine.
Tobabnaan dhallinyaro aha ayaa maalinkii labaad ku soo uruuray irida hore ee safaarada Ruushka ku leeyahay caasimada Ethiopia ee Adidis Ababa kadib markii uu...
Ciidamada Ukraine ee ku sugnaa Mariupol oo diiday inay isku dhiibaan Ruushka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Ukraine ee ku sugnaa Mariupol ayaa dib isu abaabulay, waxayna iska dhega tireen codsigii Moscow ee ahaa inay is dhiibaan. Ra'iisul wasaaraha Ukraine,...
Meydadka 900 oo qof oo rayid ah oo laga helay deegaanno laga xoreeyay ciidamada...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska Ukraine ayaa sheegay in meydadka 900 oo qof oo rayid ah laga helay deegaanno waqooyi galbeed uga beegan caasimadda Kyiv, dhawaanna laga xoreeyay...
Ruushka oo digniintii ugu adkayd u diray Reer Galbeedka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal diblomaasiyadeed oo ay Moscow u dirtay Washington, oo nuqul kamid ah ay darseen warbaahinta Maraykanka ayaa lagu sheegay in hubka lagu taageero Ukraine...