Soomaaliya iyo Tanzania oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga Gobolka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee caasimadda dalka Tanzaniya wasiirka Difaaca iyo adeegga...
Toogasho arday lagu laayay oo ka dhacday Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday dugsi hoose oo ku yaalla magaalada Uvalde, ee gobalka Texas ee dalka Mareykanka ,magaalada...
Shirka Midowga Afrika oo furmaya IYO Soomaaliya oo ka qeyb galeysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika kaas oo looga...
Madaxweynayaasha Mareykanka, Japan, India iyo Australia oo ku kulmay Tokyo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyasha Mareykanka, Japan, India iyo Australia ayaa ku kulmay magaalada Tokyo ee dalka Japan si ay uga wadahadlaan amniga gobolka iyo sidoo kale khasaaraha...
Muxuu yahay howlgalkan milatari ee uu Trukiga ku dhawaaqay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dhawaan uu billaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn doono xadka dhanka koonfureed,...
Beyle oo shaaciyey in dib loo billaabay Kabka miisaaniyadda dowladda oo hakad ku jiray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo wareysi kooban siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in uu furmayo kabka miisaaniyada ee dowladaha...
Itoobiya oo Maxkamad soo taagtay taliyihii ciidamada gobolka Amxaarada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday maxkamadda, kadib markii toddobaadkan...
Maxaa looga hadlay kulankii Ra’iisul Wasaare Rooble iyo madaxweynaha Imaaraadka Carabta?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay madaxweynaha Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Imaaraadka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb galayo tacsida...
DEG DEG:- Lacagtii Imaaraadka $9 Milyan ee taalay Bangiga Dhexe oo lagala baxay..
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida ay xaqiijinayaan warar soo baxaya Safiirka Imaaraatka Carabta ee Kusugan Muqdisho oo uu weheliyo Wasiirka Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa saaka...




















