Soomaaliya & itoobiya oo ka wada hadlay badqabka iyo amniga Diyaaradaha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya xilgaarsiinta Duraan Axmed Faarax ayaa shir Guddoomiyay kulan ay yeesheen Hay’adaha Duulista Rayidkaa ee Soomaaliya iyo...
Ukraine oo gacanta ku dhigtay Siyaasi saaxiib dhow la ahaa madaxweynaha Ruushka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in xabsiga loo taxaabay siyaasi u dhashay dalkaas oo xulafo la ah dowladda Ruushka, kaas oo baxsad ahaa in muddo...
Seddex Arrimood oo sababi kara in NATO ay ku biirto dagaalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirrada Gaashaandhigga ee dalalka ku jira isbahaysiga NATO ayaa isbuucii lasoo dhaafay kulan ku yeeshay magaalada Brussels ee dalka Belgium. Waxaa halkaas go'aan looga...
Maxay kawada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Xoghayaha QM?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay oo khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farjaamo ayaa kala hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid...
Badda loo xukmiyay Soomaaliya oo ay Kenya wali ka faa’iideysanaysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Lix bilood ayaa laga joogaa markii ay Maxkamadda Cadaalladda Adduunka xukuntay dacwadii badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya, go'aankaas oo inta badan aagga...
Ruushka oo la yimid qorshayaal cusub oo ku aadan dagaalka Ukraine
MUQDISHO-AYAAMAHARuushka ayaa qorshihiisa dagaal hadda u weeciyay dhanka bari ee dalka Ukraine, halkaasi oo ciidamada Ukraine ay ku wajahayaan dagaal adag oo si weyn...
AMISOM oo khilaafkii Farmaajo iyo Rooble dab kusii shiday, go’aan cusubna soo saartay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska AMISOM, ayaa qoraal kasoo baxay caawa sheegtay in laga bilaabo 10 ilaa 16 bishaan April ay xiri doonto kaamka ay deggan yihiin ee...
XASAASI:- Labo dal Afrikaan ah oo isku haysta arrinta ceyrinta Madeira.
Qoraalkaan hoos ku qoran waxaa bartiisa facebookga ku qoran Yaxye Caanir oo ah aqoonyahay Soomaaliyeed.
Hoos ka akhriso.
Arrinta Amb.Madeira, yaa isku heeysto?.
waxaa isku heeysto.
1.Waxa is...
Sacuudiga oo shaaciyey tirada sanadkan loo ogolyahay Xajka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sacuudi Carabiya ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay u oggolaan doonto hal milyan oo Muslimiin ah oo ka kala imanaya gudaha dalkaasi iyo...
Dalka Ukraine:-Khasaaro ka dhashay gantaal lagu garaacay goob tareenada laga raaco
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiisha maamusha khadka tareenada ee dalka Ukraine ayaa sheegay in illaa 50 qof ay ku dhinteen, oo ay ku jiraan shan carruur ahi, weerar...