Geddi Socodka deyn cafinta Soomaaliya oo markale dib loo billaabay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Cabdiraxman Ducaale Beyle iyo Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa yeeshay shir ku qabsoomay habka fogaan aragga ee Zoom-ka...
MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay dib u habeynta dhaqaalaha...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga adduunka ay ka yeesheen qorshaha dib u...
Wadamo Afrikaan ah oo shidaal u dhoofinaya Yurub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Tanzania, Algeria, Nigeria iyo dalal kale oo Africa ka tirsan ayaa ku jira ridaarka shirkado kale oo shidaal oo waaweyn oo ganacsiyo ku leh...
Erdogan oo doonaya in uu hagaajiyo xiriirka Turkiga iyo Sacuudiga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdoğan ayaa xalay gaaray dalka Sacuudi Carabiya, isaga oo doonaya inuu dib u hagaajin weyn lagu sameeyo xiriirka u dhexeeya...
Lix arrimood oo guusha u horseeday ninka adduunka ugu taajirsan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Elon Musk ayaa haatan noqday ninka ugu taajirsan adduunka, isaga oo koobka ka qaaday aasaasaha Amazon Jeff Bezos.
Maamulaha Tesla iyo SpaceX ayaa hantidiisa lagu...
Hambalyo uu Farmaajo u diray Emmanuel Macron oo aad loo hadal haayo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo, ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu hambalyo ugu diray Madaxweyanaha dalka Faransiiska, Emmanuel Macron, oo ku guuleystay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo safar ugu ambabaxa dalka Switzerland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland,halkaas oo uu...
DAAWO:- Feeryahan caan ah oo nin ku dhex feeray diyaarad.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Feeryahankii hore ee tartanka miisaanka culus Mike Tyson ayaa nin rakaab ahaa ku dhex feeray diyaarad kadib markii uu ninkaas kuu tuuray caagad biyo...
Khamiis uu xiran jiray Nabi Muxamad NNKH” oo lagu soo bandhigayo Istanbul
MUQDISHO-AYAAMAHA-Khamiis la sheegay inuu xiran jiray Nabi Muxamad NNKH, taas oo ay xafideen qaraabada nin uu Nabiga u haddiyeeyay khamiiskaas ayaa lagu soo bandhigayaa...
Itoobiyaan buux dhaafiyey Safaarada Ruushka si ay uga qayb qaadatan dagaalka Ukraine.
Tobabnaan dhallinyaro aha ayaa maalinkii labaad ku soo uruuray irida hore ee safaarada Ruushka ku leeyahay caasimada Ethiopia ee Adidis Ababa kadib markii uu...




















