25.1 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Badda loo xukmiyay Soomaaliya oo ay Kenya wali ka faa’iideysanaysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Lix bilood ayaa laga joogaa markii ay Maxkamadda Cadaalladda Adduunka xukuntay dacwadii badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya, go'aankaas oo inta badan aagga...

Ruushka oo la yimid qorshayaal cusub oo ku aadan dagaalka Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHARuushka ayaa qorshihiisa dagaal hadda u weeciyay dhanka bari ee dalka Ukraine, halkaasi oo ciidamada Ukraine ay ku wajahayaan dagaal adag oo si weyn...

AMISOM oo khilaafkii Farmaajo iyo Rooble dab kusii shiday, go’aan cusubna soo saartay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska AMISOM, ayaa qoraal kasoo baxay caawa sheegtay in laga bilaabo 10 ilaa 16 bishaan April ay xiri doonto kaamka ay deggan yihiin ee...

XASAASI:- Labo dal Afrikaan ah oo isku haysta arrinta ceyrinta Madeira.

Qoraalkaan hoos ku qoran waxaa bartiisa facebookga ku qoran Yaxye Caanir oo ah aqoonyahay Soomaaliyeed. Hoos ka akhriso. Arrinta Amb.Madeira, yaa isku heeysto?. waxaa isku heeysto. 1.Waxa is...

Sacuudiga oo shaaciyey tirada sanadkan loo ogolyahay Xajka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sacuudi Carabiya ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay u oggolaan doonto hal milyan oo Muslimiin ah oo ka kala imanaya gudaha dalkaasi iyo...

Dalka Ukraine:-Khasaaro ka dhashay gantaal lagu garaacay goob tareenada laga raaco

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiisha maamusha khadka tareenada ee dalka Ukraine ayaa sheegay in illaa 50 qof ay ku dhinteen, oo ay ku jiraan shan carruur ahi, weerar...

QM oo taageertay howlgalka Cusub ee ATMIS Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa  taageeray oo soo dhaweeyay dhismaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS). War qoraal ah...

Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid go’aankii dalka looga saaray Wakiilka Midowga Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dawrka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo qaateen dowlad dhisidda...

DEG DEG:- RW Rooble oo Amray Wakiilka Midowga Afrika in 48 Saac uga baxo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’isul Wasaare Rooble oo soo saaray warsaxaafadeed uu ugu aqooonsaday Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka...

Madaxweyne hore oo xabsi daa’in loogu xukumay dilka hoggaamiyihii hore ee dalkaas.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamad militari oo ku taalla dalka Burkina Faso ayaa maanta xabsi daa’in ugu xukuntay madaxweynihii hore ee dalkaas Blaise Compaore dilkii 1987-kii ee hoggaamiyihii...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan