Madaxweynaha Turkiga oo booqday goobihii dhul gariirka ku dhuftay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga Erdoğan oo ayaa booqday Kahramanmaraş, oo ah magaaladii uu sida weyn ugu dhuftay dhul gariirka Isniintii, madaxweynaha ayaa sheegay in dhimashada hadda ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga Madaxtooyada dalka Talyaaniga ee Quirinale Palace, halkaas...
Xog dheeraad ah oo laga helay kualnkii safiirka Qatar la sheegay Xoghayaha xafiiska RW.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamze Adan Xaadoow ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta wasaaradda danjiraha dowladda Qatar...
Maxaa laga helay guriga madaxweynaha Maraykanka oo 4 saac la baarayey?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bayaan uu soo saaray ayuu qareenka Mr Biden ku sheegay in baaritaanka Arbacadii uu ahaa mid “qorsheysan” iyadoo madaxweynaha uu “taageero buuxda ka ahaa”.
Baaritaanka...
Dil toogasho ah oo saaka lagu fuliyey Askar ka tirsaneyd Dowladda oo Dilal geysatay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo khamiis ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askar ka tirsaneyd ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya,...
DEG DEG: FBI-da Mareykanka oo baareysa Guriga madaxweyne Biden
MUQDISHO-AYAAMAHA-FBI-da Mareykanka ayaa baaraysa guriga madaxweyne Joe Biden ee Delaware taasoo qeyb ka ah baaritaanka dukumentiyada sirta ah, ayuu yiri qareenkiisa.
War qoraal ah oo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Madaxa Ergada ururka OIC
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa ee Wasaaradda, Madaxa Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) u...
Muddo labo maalmood oo la xiray guud ahaan isku socadka Caasimadda Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliay ayaa shaacisay inay muddo labo maalmood ah ay xirayso isku socadka guud ee Caasimadda,waxaana la xirayaa Hawada iyo waddooyinka Caasimadda, sida lagu...
Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweynaha Somalia iyo ergeyga Maraykanka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield...
Ururka Bariga Afrika oo bilaabaya xaqiijinta hanaanka Soomaaliya ay ugu biiri karto
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka bariga Afrika ee EAC ayaa lagu wadaa in si rasmi ah uu bilaabo hannaanka lagu xaqiijinayo in Soomaaliya ay diyaar u tahay inay...