28.9 C
Mogadishu

Wararka

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo booqasho ku tagaya Turkey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Bin Salmaan dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta oo Isniin ah booqasho gobolka ah ay uga billaabatay Masar, isaga oo sidoo kale tagi doona...

Hal sabab oo keentay in Diyaaradaha dagaalka ee Iiraan uu burburkooda aad u soo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee Militeriga Iiraan, oo nooceedu yahay F-14 (Tomcat), ayaa ku burburtay saldhigga ciidamada cirka ee Isfahan. Kornayl Rasoul Motamedi,...

ZOG:-Waa kuma shakhsiga lagu bedalayo Wasiirka Maaliyada ee Cabdiraxmaan Beyle?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hoose oo soo bxaya ayaa sheegaya in la qorsheeyey sidii xukuumada cusub Wasiirka Maaliyada laga dhigo Cilmi Maxamed Nuur kasoo jeeda gobollada Waqooyi,ahna...

Mid kamid ah rag dhac ka geeysanayay Suuqa Xoolaha. oo la toogtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa howlgallo xaafada Cameyska ayaa toogtay mid ka mida Afar Tuuga kuwaa oo Habeen walba dadka shacabka ah ku...

Qorsho looga hortagayo qaraxyada ka dhaca Soomaaliya oo lagu dhawaaqay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku baaqay dadaallo wadajir ah oo ay sameeyaan dhammaan dhinacyada ay khusayso...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabixi doona safarkii ugu horeeyey ee dalka dibadiisa ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in todobaadkaan safarkiisa u horreeyay oo dalka dibaddiisa ah u ambabaxo, isaga oo ku sii jeeda dalka...

Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay $100 Milyan oo doolar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo madaxda Bankiga Adduunka ayaa ka wada hadlay xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa hay’addaha deymaha bixiya iyo madaxda federaalka...

Shirkaddaha Diyaaraddaha ee dalka oo joojiyey duulimaadyadii Gudaha dalka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka. Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta...

Maraakiib ku xad gudubtay Biyaha Soomaaliya oo liis halis la geliyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maraakiibta Spain iyo Faransiiska ee dhawaan lagu helay iyagoo si sharci darro ah uga kalluumeysanayay badweynta Hindiya ayaa lagu daray liiska madow kaddib markii...

Kooxo burcad ah oo la wareegay xafiisyada dawladda iyo xarumo kale oo muhiim ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Costa Rica ayaa labadii bilood ee ugu dambeeyey wuxuu la daalaa dhacayaa weeraro dhinaca internetka ah, kaas oo kooxaha weerarka geysanayaa ay la...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan