30.9 C
Mogadishu

Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Wasiiro iyo ku xigeeno

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland J Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si loo dardar galiyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho uu ku tagay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda aan saaxibka nahay ee Masar ayaa maanta dib ugu...

Maxaa ku jaban inay Soomaaliya ka hadasho khilaafka Niilka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa caddaysay mowqifka ay ka taagan tahay khilaafka webig Niilka ee u dhaxeeya Itoobiya oo dhinac ah iyo Masar iyo Suudaan oo...

Somaliland oo ajaanibta ku nool ku sugan ku amartay inay isaga baxaan wadanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Soomaaliland ayaa ku amray in muddo 20 maalmood ah ay degaannadeeda isaga baxaan dadka Ajaanibta ah ee aan heysan sharciga, kuwaas oo ka...

Toogasho lagu fuliyay Askari dilay Sarkaal & Walaashiis

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta21aad ayaa Maanta oo Talaado ah dil toogasho ah ku fulisay Axmed Cabdi Xasan (Dhagadheere) oo 17-kii Bishaan degmada Cabudwaaq...

Ruushka oo qaaday tallaabo kale oo cabsi gelisay dalalka Yurub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkadda shidaalka Gazprom ayaa sheegtay inay mar kale aad u dhimi doonto shidaalka ay siiso Yurub ee ay u marsiiso dhuunteeda shidaalka ee ugu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan dalka Masar Caasimaddiisa Magaalada Qaahira ayaa halkaasi ka wada kulamo kala duwan oo looga hadlayo...

Madaxweyne Mustafa “Al-Shabaab halkani ma aha halkay moodeen”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xaalad deggenaan ah ay ka jirtaa saaka deegaanka Laas-qurun oo u dhow degmada Feer-Feer ee gobolka Shabeelle, halkaas oo shalay uu dagaal ku...

Xamse oo soo bandhigay qorshihiisa kadib Magacaabista Golaha Wasiirada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Raii’sul Wasaaraaha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo weli ku gudajira wadatashiyo ku aadan Magacaabista Golaha Wasiirada ayaa sheegay in xukuumadda uu soo dhisayo ay...

Madaxtooyada Soomaaliya oo qarisay qodobkii ugu cuslaa ee ka wada hadleen Xasan Sheekh iyo...

MUQDISHO-AYAAAMAHA-Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan