27.4 C
Mogadishu

Wararka

Dowladda Kenya oo ku hanjabtay in Facebook ay dalkeeda ka mamnuuceyso

NAIROBI-AYAAMAHA-Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah inay wax ka qabato waxa ay ugu...

Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku toogtay xubno iyaga kamid ah oo basaasiin ahaa

BAYDHABO-AYAAMAHA-Deegaanka Booshmadiino oo qiyaastii 50KM u jira magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaar ah ee Maamulka Koofur galbeed ayaa sheegaya in halkaasi ay Al-Shabaab...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in aan loo dulqaadan karin kooxaha dhibaatada ku haya...

Wasiirkii cadaalada Koonfur Galbeed oo qarax lagu dilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qarax miinada dhulka lagu aaso ah ayaa lala eegtay Wasiirka Cadalaada Koonfur Galbeed xilli uu kasoo baxay Masjid uu kusoo dukaday Salaadii Jimcaha. Goobjoogayaal ayaa...

Xasan Sheekh oo albaabadii ka xirtay Xildhibaano la kulmi lahaa

MUQDISHO-AYAMAHA-Kulankii dhexmaray saacado ka hor Xasan sheekh Maxamuud iyo Xamse Cabdi Barre ayaa xogaha laga helay waxay sheegayeen in arinta Xukuumada soo magacaabideeda la...

Telefonka habeenkii laga isticmaalo dhammaan Degmooyinka Gobolka Banaadir.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalda Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa kusoo kordhay amni darro aad u baahansan, waxaana habeen iyo maalin iskumid noqoday dhaca loo geysto dadka shacabka...

Maxaa keenay in Mahad Salaad uu durba Mushaar kordhiyo u sameeyo Saraakiisha iyo Shaqaalaha...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo la magacaabay 26-kii May 2022, ayaa durba kor u qaaday dhammaan mushaaraadka ay qaataan...

Shidaal qodista Soomaaliya oo la billaabay iyo Dad si qaarsi ah loo siiyey qandaraaska

Xog gaar ah oo la helay ayaa waxay sheegeysaa in si tartiib ah loo billaabay qodista shidaalka Soomaaliya,iyadoo shirkado gaar ah lasiiyey Qandaraaska,xilli hore...

Sarkaal katirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Deyniile ayaa rag hubeysan waxaa kudileen Sarkaal katirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed , iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday. Sarkaalka...

Ciidanka DANAB iyo kuwa Jubbaland oo fuliyay howlgal wadajir ah

KISMAAYO-AYAAMAHA-Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka DANAB gaar ahaan ururka 5aad ee guutada 16 aad ee CXD ayaa saacadihii lasoo dhaafay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan