Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare ee dalka oo maanta billaabanaya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka bilaabanaya Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare oo ay qaadeyso dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu waddaa inay maanta dalka ka...
Abaaro daran oo laga soo sheegayo ‘Buula-berde’ xili ay go’doomiyeen Al-shabaab.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Iyada oo ay magaalooyinka qaar ay ku jiraan xaalad go’doomin ah, ayaa haatan waxaa ugu sii darsamay qulqulka barakacayaasha ka soo cararaya abaaraha daran...
Nin ciil dartiis u gubay qabriga soddohdiis hore
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin u dhashay dalka Pakistan ayaa la sheegay in magaalada Layyah, ee gobolka Punjab ku gubay qabriga soddohdiis hore oo geeriyootay 25 sano kahor.
Ninkan...
Madaxtooyada Soomaaliya oo fariin muhiim ah udirtay Al Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Lataliyaha amniga qaranka uqaabilsan Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa ka hadlay fariin hanjabaad ah ay soo direen Ururka Al Shabaab.
Xuseen Sheekh Cali (Damuumaaye) ayaa sheegay...
Khasaaro xoogan oo ka dhashay weerar Al-shabaab ku qaaday degaan katirsan Galgaduud
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee saaka waxaa ay weerar ku billaawday qaraxyo ku qaadeen degaanka Baxdo oo katirsan Gobolka Galgaduud, halkaas...
Dowladda Somalia oo Maanta daahfurtay Barnaamij looga jawaabayo abaarta kajirta dalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah ee looga...
Xilka qadista Cumar Filish oo miiska saaran iyo dood ka taagan magacaabida Gudoomiyaha Cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in hadda loo wareegay mashquulka lagu yahay magacaabida Gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ahna Duqa Muqdisho iyo...
Al-Shabaab oo shaaciyay in aysan wax wada hadal ah la gali doonin dowladda Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalyahanada Alshabaab ayaa shaaciyey inysan marnaba wax wada hadal ah la galidoonin dowladda federalka Soomaaliya, taas bedddelkeedna ay qorshaynayaan inay la wareegayaan xukunka dalka.
Cabdiraxmaan...
Maxaad ka ogtahay sida RW cusb ee XAMZA uu u garab istaagay Maqaamka Muqdisho?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo hadda ka hor ka qeyb galay dood ku saabsaneyd maqaamka Muqdisho ayaa si qota dheer...
Waa kuma Xamsa Cabdi, Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xamse Cabdi Barre waxa uu ku dhashay magaalada Kismaayo gobolka Jubbada hoose ee koonfurta Soomaaliya horraantii 1970.
Waxbarashadiisa aasaasiga ah, dugsiga hoose, dhex iyo sare...




















