30.5 C
Mogadishu

Wararka

Alshabaab ka gudbay xaduudka Gobolka Hiiraan oo gudaha u galay Degmada Feerfeer

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxayay warar sheegaya in ciidan Alshabaab ah ayaa ka gudbeen xadka Gobolka Hiiraan ayna galeen gudaha Deeggaano ka mid ah Degmada Feerfeer....

Howlgal ka dhacay Muqdisho oo lagu toogtay Xubin katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Ciidamadooda oo howlgallo Roondo ah ka wada Xaafado katirsan degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir ay toogasho...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Masar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa la filayaa maanta iney socdaal dhowr maalin qaadanaya ugu ambabaxaan dalka Masar, wararka...

Putin oo qaaday tallaabo dhabar jab ku ah Erdogan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxyo xooggan ayaa laga maqlay dekad muhiiim ah oo ku taalla Ukraine, maalin uun kadib markii xukuumadaha Kyiv iyo Moscow ay gaareen heshiis muhiim...

Maxaa ka jira in Hoteel uu leeyahay MD Xasan Sheekh uu in muddo sanado...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii dambe waxaa baraha bulshada lagu faafiyey warar ah in Hoteel uu leeyahay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku yaala dalka Tanzania...

Madaxweyne Deni oo magacaabay gudoomiyaha cusub gobolka mudug

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Mudug. Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda Puntland Qodobkiisa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu dalka Tanzania uga qeyb galay shirka Ururka EAC. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...

Madaxweyne Erdogan oo qaatay kaalin ay reer galbeedka qaadan waayeen

MUQDISHO-AYAAMAHA-Turkiga ayaa ku dhawaaqay heshiis u ogolaanaya Ukraine in ay dib u soo celiso dhoofinta Qamadiga iyo galleyda ee badda madow. Jimcihii ayaa Istanbul waxaa...

Guddoomiyaha Gobolka Bakool oo soo bandhigay dhibaato ay geysteen Ciidamada Liyuu Booliis

BAYHABO-AYAAMAHA- Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tall oo la hadlay Warbaahinta ayaa Ciidamada Liyuu Booliis ku eedeeyay in ay dileen Dad Shacab ah oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo gaar gaar ah la qaatay madaxda EAC

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan