Siciid Deni iyo Axmed Karaash oo yeeshay kulan albaabadu u xiran.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo maanta kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada caasimadda Garoowe.
Kulankan oo...
Safiirka Soomaaliya Ee Dalka Serbia Oo Warqadaha Aqoonsiga Laga Gudoomay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Aleksandar Vučić ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona Dalka Serbia Maxamed Cabdullahi Axmed.
Dalalka Soomaaliya...
Khasaaro ka dhacay ciidamada dowladda oo rasaas ku furay arday galaysay imtixaanka shahaadiga.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan Booliska Dawlada Soomaaliya ayaa maanta waxay rasaas ku fureen arday imtixaanka ka qeyb galeysay dugsiga sare ee shahaadiga oo ay Dawlada Qaadeysay.
Ciidamada...
Cumar filish oo shir gudoomiyey kulan looga hadlayey Amniga Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay (Isniin 20 June...
DFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan , ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa Wasaaradda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaadanaya madaxda Imaaradka Carabta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha oo martiqaad...
Saciid Deni oo shaaciyey inuu ku khasaaray dagaalkii uu la galay Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Deni ayaa si cad ugu sheegay Xildhibaanada Puntland oo uu kulan albaabadu u xiran yihiin layeeshay in uu ku khasaaray...
Ra’iisul wasaare Xamza oo billaabay kullamo uu la yeelanayo Xildhibaanada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Xamse Cabdi Barre ayaa bilaabay kulamo uu la yeelanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka, si uu codka kalsoonida u helo.
Xildhibaannada uu maanta la...
Nin Mooto Bajaaj qarax ku keenay Muqdisho oo xukun lagu riday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun ayaa loo soo xiray Qarax uu ku dhaawacmay March 20222-kii kadib Bilooyin ay Nabad-Sugidda ka daawaysay dhaawac ka soo Gaaray...
Qof dumar ah oo markii ugu horreysay ku sime madaxweyne ka noqotay Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Markii ugu horeysay taariikhda dalka Soomaaliya, waxaa ku sime madaxweyne ka noqotay qof dumar ah, kadib markii ay dalka dibadiisa safaro kala duwan u...




















