27.4 C
Mogadishu

Wararka

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo gaaray heshiis muhiim ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya iyo Hay'adda lacagta adduunka ee IMF ayaa gaaray heshii muhii u ah geeddi socodka deyn-cafinta iyo Dib-u-eegista Wajiyada 2aad iyo 3aad, sida...

Wararka ugu dambeeyay dab ka kacay Isgoyska Banaadir

MUQDISHO-AYAAMAHA-Goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Benaadir ee magaalada Muqdisho ayaa caawa waxaa ka kacay dab xoogan, ayada oo illaa hadda aan la garaneyn...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Imaaraadka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb galayo tacsida...

Wasiirka Ganacsiga oo saxiixay sharciga shirkadaha Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo ay wehelinayaa Agaasimaha guud Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, agaasime waaxeedyada iyo la-taliyeyaasha Wasaaradda,...

DEG DEG:- Lacagtii Imaaraadka $9 Milyan ee taalay Bangiga Dhexe oo lagala baxay..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida ay xaqiijinayaan warar soo baxaya Safiirka Imaaraatka Carabta ee Kusugan Muqdisho oo uu weheliyo Wasiirka Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa saaka...

DEG DEG:- Taliyihii NISA ee Garoonka Aadan Cade oo xilkii laga qaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska NISA ayaa xilka ka qaaday taliyihii NISA ee garoonka Aadan Cadde oo lagu magacaabo Khadar, waxaana shaqada loo magacaabay gabar ku xigeen u...

Geddi Socodka deyn cafinta Soomaaliya oo markale dib loo billaabay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Cabdiraxman Ducaale Beyle iyo Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa yeeshay shir ku qabsoomay habka fogaan aragga ee Zoom-ka...

RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada ATMIS. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay James Swan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan, isagoo ugu hambalyeeyay in mar...

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano katirsan Gobolka Baay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Millateriga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degaano katirsan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan