28.9 C
Mogadishu

Wararka

Dhibaato heysata ciidanka Booliiska ee ka howlgala Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaoiyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in Bulshada Soomaaliyeed loog baahan yahay inay ogaadaan dhibaatooyinka heysta Ciidamada Booliska Soomaaliya xilliyada...

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta la qabtay Muqdisho

BAYDHABO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada kursiga Hop#154 oo doorashadiisa ay Guddiga doorahsooyinka...

DEG DEG:-Maxkamadda Sare oo go’aan ka gaartay qaadista dacwadda Kursiga Fahad Yaasiin

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Sare ee dalka ayaa diiday qaadista Dacwadda kursiga Hop#086 ee Fahad Yaasiin, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn...

Khamiis uu xiran jiray Nabi Muxamad NNKH” oo lagu soo bandhigayo Istanbul

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khamiis la sheegay inuu xiran jiray Nabi Muxamad NNKH, taas oo ay xafideen qaraabada nin uu Nabiga u haddiyeeyay khamiiskaas ayaa lagu soo bandhigayaa...

XASAAS:- Al-Qaacida oo si toos ah u soo faragelisay dacwadda Kursiga Fahad Yaasiin

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliye ku xigeynkii hore ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, General Cabdalla Cabdalla, oo ka mid ah shaqsiyaadka sida weyn ugu dhuun duleela isku...

Guddiga FEIT oo isku khilaafay doorashada kuraasta Gobolka Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo gaaray xubno ka tirsan guddiga hirgelinta doorashooyinka Soomaaliya ee heer federaal iyo kan xallinta khilaafaadka. Guddigan ayaa...

Kulamo Siyaasadeed iyo olole xooggan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray afar kamid ah Madaxda dowlad goboleedyada kuwaas oo qeyb ka ah olole siyaasadeed oo aad u xooggan oo ka...

Sheekh Shariif oo la shiray Cali Guudlaawe iyo Saciid Deni.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Kulankooda xalay ayaa waxa...

Itoobiyaan buux dhaafiyey Safaarada Ruushka si ay uga qayb qaadatan dagaalka Ukraine.

Tobabnaan dhallinyaro aha ayaa maalinkii labaad ku soo uruuray irida hore ee safaarada Ruushka ku leeyahay caasimada Ethiopia ee Adidis Ababa kadib markii uu...

Ciidamada Dowladda oo howlgal kula wareegay degaano u dhow Dhuusamareeb.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida Gaar ah u tababar ee Gorgor ayaa howlgal ay sameeyeen kula wareegay degaano dhowr oo hoostaga Magaalada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan