Guddiga FEIT oo saakay bilowday bixinta shahaadooyinka Xildhibaanada Labada Aqal
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa saaka oo sabti ah bilaabay bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal.
Xildhibaan Mohamed Ali Omar (Caana-nuug) ayaa noqday xildhibaankii...
Hanti Malaayiin doolar ah oo ku gubatay Suuqa Weyn ee Hargeysa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Khasaare lixaad leh oo malaayiin doolar gaaraya ayaa ka dhashay dab saacado badan socday oo xalay baabi'iyay suuqa ugu wayn magaalada Hargeysa ee Waaheen.
Abaare...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay Berri Soon tahay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cali Rooble oo shacabka si toos ah ugala hadlayey Telefashinka Qaranka ayaa shaaciyay in maqribkii Caawa...
Dowladda Sacuudiga oo xaqiijisay in berri ay tahay maalinkii koowaad ee Soonqaad
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Sucuudiga ayaa xaqiijisay in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan ka dib markii ay warbaahinta la hadleen khubaradii ku...
DEG DEG:- Fahad Yaasiin oo laga reebay Liiska Xildhibaanada cusub ee golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FEIT iyo Xoghayayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ku dhawaaqay natiijada doorashada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee ka...
Amniga Ra’iisul wasaare Rooble oo halis ku jiro iyo Xogo sirdoon oo la soo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa aad loo adkeeyey amniga Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyadoo la kordhiyey ciidamada ilaaliya xafiiska, sidookale...
Maxaad ka ogtahay heshiisyadii qarsoodiga ahaa Ee Farmaajo galay inta uu xukunka joogay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo markii uu Farmaajo noqday madaxweynaha Soomaaliya February 2017-kii, waxaa maalin walba soo ifbaxaya, oo dunida kale aan ka ogaannaa heshiisyo qarsoodi ah,...
Maxaa ka ogtahay Masuulka loo qorsheeyey inuu noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka 11-aad?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo dhowaan loosoo doortay xildhibaan golaha shacabka ayaa shaaciyay in uu u taaganyahay qabashada xilka guddoomiyaha...
Maxey tahay hanjabaada loo soo diray RW Rooble ka hor inta aan la dilin...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in dadkii ka dambeeyay dilkii xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi, ay yihiin kuwii soo...
Putin oo la sheegay in lataliyeyaashiisu ay marin habaabiyeen.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay marin-habaabiyeen la taliyeyaashiisa oo aad uga baqaya inay u sheegaan saameynta ba’an...