28.9 C
Mogadishu

Wararka

Guddoonka Golaha Shacabka oo kulan muhiim ah la qaatay danjiraha dalka Taliyaaniga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar...

Muxuu yahay Ninka Turkiga ah ee Baraha Bulshada Soomaalida aadka looga hadal haayo?

Maxaa ka naqaanaa jalaatoolaha caanka ee Çılgın Dondurmacı, oo ah ninka ay maanta hadal heyntiisu baraha bulshada Soomaalida ku faafay. Çılgın waa 40 jir ka...

Maxaa looga hadlay kulankii Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaaminayso u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska Africa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wafdi caalami ku qaabilay madaxtooyada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u...

Xil culus oo lagu wado in loo magacaabayo Sheekh Shariif!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu wadaa in loo magacaabo, Ergayga gaarka ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh...

Soomaaliya iyo Tanzania oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga Gobolka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee caasimadda dalka Tanzaniya wasiirka Difaaca iyo adeegga...

Toogasho arday lagu laayay oo ka dhacday Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday dugsi hoose oo ku yaalla magaalada Uvalde, ee gobalka Texas ee dalka Mareykanka ,magaalada...

Maxaa kajira in Lafta-gareen hub keyd u ahaa Koonfur Galbeed u qeybiyey beeshiisa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfurt Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa la sheegay in uu amray in hub keyd u ahaa maamulka loo qeybiyo beeshiisa, si ay...

Soomaaliya oo ka badbaaday in ay la mid noqoto Eritrea iyo Itoobiya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Mursal Maxamed Khaliif oo ka qeyb galayay barnaamij dood ah ayaa sheegay in “Shantii sano ee lasoo dhaafay hadii uusan Soomaaliya ka jir...

Shirka Midowga Afrika oo furmaya IYO Soomaaliya oo ka qeyb galeysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika kaas oo looga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan