24.2 C
Mogadishu

Wararka

Madaxwaynaha Galmudug oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska.

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska, kuwaas oo tababar ku qaatay magaalada Dhuusamarreeb. Munaasadda...

Wararkii ugu dambeeyey dil ka dhacay Magaalada Jowhar.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka HirShabeelle ayaa waxaa uu sheegayaa in nin hubeysan oo la sheegay in uu ku labisnaa...
Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.

Sheekh Shariif oo ku baaqay in si deg deg loo qabto doorashada Guddoonka Baarlamaanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda amni ee sii xumaaneyso xilligan. Sheekh Shariif ayaa...

Maxay kawada hadleen RW Rooble iyo Safiirka Ingiriiska?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka,...

Israa’iil oo marti-gelinaysa Shir lagu dhexdhexaadiyo Maraykan iyo waddamada Carabta oo khilaaf soo dhexgalay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Israa'iil ayaa bilaabi doonta marti-gelinta shir taariikhi ah oo ay ka qayb galayaan afar waddan oo Carab ah iyo Maraykanka. Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Mareykanka,...

Maxaa Kajira in Malleyshiyaad Hubeysan ay la wareegeen Xerada Lama-galaay?

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Magaalada Beledweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa lasoo sheegayaa in Malleyshiyaadkaasi Hubeysan ay la wareegeen Xerada Lama-galaay, waxaana Sawiro iyo muuqaallo lasoo duubay...

Maxaa Kursiga Hop#058 ka dhigay midka ugu loolanka adag?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta oo Isniin ah Magaalada Beledweyne ku qabanaya doorashada kursiga Hop#058 oo ay ku tartamayaan...

Mas’uuliyiin iyo Saraakiil Amni oo diiday inay ka qeyb galaan kulankii RW Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxda ugu sarreysa hay’adaha amniga dalka iyo Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee...

Doorashada kursigii uu u tartami lahaa Sanbaloolshe oo dib loo dhigay

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Waxaa dib u dhac ku yimid doorashada kursiga Hop058  ee Golaha Shacabka, kaas oo Maanta la filayay in guddiga doorashooyinka Maamulka Hir-Shabeelle ay doorashadiisa...

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska Dowladdaha Soomaaliya Iyo Qadar?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle, oo ku sugan magaalada Dooxa ee Dalka Qadar oo uu kaga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan