28.3 C
Mogadishu

Wararka

Maxey tahay hanjabaada loo soo diray RW Rooble ka hor inta aan la dilin...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in dadkii ka dambeeyay dilkii xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi, ay yihiin kuwii soo...

Putin oo la sheegay in lataliyeyaashiisu ay marin habaabiyeen.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay marin-habaabiyeen la taliyeyaashiisa oo aad uga baqaya inay u sheegaan saameynta ba’an...

Ciidanka dowladda oo howlgal ku qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Ururka 35 Aad guutada 7aad Qeybta 60aad ee xoogga dalka ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen degaano iyo...

Guudlaawe oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha & Federaalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay Gudiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka. Madaxweynaha waxaa kulanka ku...

Rooble oo xafiiskiisa ugu yeeray labada xoghaye Baarlamaanka Dalka & Xogta cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BJFS Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux...

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay gaari sidday khamri farabadan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey maadooriye sida khamri farabadan oo la doonayey in...

Ruushka oo ku dhawaaqay war la’ aamini la’yahay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu si weyn u dhimi doono howlgallada milatari ee ka socda laba aag oo aad muhiim u ah kana tirsan...

Guddiga xalinta khilaafadka oo soo gudbiyey 25 kursi oo uu khilaaf ka jiro.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Xallinta Khilaaf Doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray kuraasta Golaha Shacabka ee cabashada ka taagan tahay, kuwaas oo qaarkood ay u gudbinayaan Golaha Wadatashiga...

Xogo sirdoon oo muujinaya in Farmaajo uusan diyaar u ahayn doorasho+muxuu qorsheynayaa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa tirsanaya sanadkii 6-aad ee xukunka Villa Somalia, wuxuu noqday hoggaamiyihii ugu waqtiga dheeraa burburikii kadib. Ilaa hadda ma cadda waqtiga laga...

Yaa soo abaabulay Mooshinka xilka qaadista Qoor qoor laga diyaarinayo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaq dhaqaaqyo xoog leh ayaa laga soo sheegayaa magaalada dhuuso mareeb ee caasimada galmudug waxaana socda olole xilka looga qaadayo madaxweyne qoor qoor. Mooshin ayaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan