24.6 C
Mogadishu

Wararka

DEG DEG:- Lafta-Gareen oo shir deg deg ah isugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal Ee...

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee laga...

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka socota Garoowe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Jimco ah Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa ka socota doorashada lixdii kursi ee igu dambeeysay kuraasta taalla degaannada Maamulka Puntland. Guddiga...

Waa Sidee Xaalada Doorshooyinka Dalka.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Maamul Goboleedyada Koonfurgalbeed iyo Galmudug ayaa Soo Gab-gabeeyay Doorshada Golaha Shacabka, halka Maamulka Sadexaad ee Soo Afmeeri doona uu Noqonao Maamulka Puntland Maalinta beri...

Ma guuleysan doonaa isbaheysiga cusub ee uu Farmaajo dhisayo

MUQDISHU-AYAAMAHA- Danjire Maxamed Caalim oo kamid ah dadka ka faallooda siyaasadda arrimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay qorshaha laga damacsan yahay shirka ka dhacaya Baydhabo...

Ma dhici karto in magaalo kale loo raro doorashada Garbahaarey ? .

MUQDISHU-AYAAMAHA-Guddiga SEIT ee Jubbaland ayaa dhawaan shaaciyey in muddo labo toddobaad gudahood ay ku qabanayaan doorashada 16-ka kursi ee u dambeysa kuraasta Jubbaland...

Ruushka oo digniin Culus u diray Mareykanka

MUQDISHU-AYAAMAHA-Russia ayaa Khamiista maanta ah uga digtay Mareykanka inay Moscow ay halka uu mudan yahay dhigi doonto dalka ah quwadda koowaad ee adduunka, ayada...

Wafdi Ka Socday Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Gaaray Magaalada Garoowe

GAROOWE-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ahna Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi ka socday Guddiga doorashooyinka heer Federaal, kuwaasi oo soo...

Ergayga Cusub ee Chine U Qaabilsan Geeska Afrika oo La Kulmay Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo khamiis ah qaabbilay Ergayga gaarka ah ee dowladda Shiinaha u qaabbilsan geeska Afrika...

Wax ka ogow afarta janan ee Ruushka “looga dilay” dagaalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in ciidamadiisa ay dagaal ku dileen jenaraal kale oo Ruush ah. Ma uusan sheegin magaca jananka, hase yeeshee...

Qoor Qoor oo dardaaran adag siiyey Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug uga digay arrimo….

MUQDISHO-AYAAMAHA-Munsabad xalay ka dhacday magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobalka Mudug oo ay dhigteen maamulka Galmudug iyo Xildhibaanada cusub ee dhawaan la doortay ayaa waxaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan