Farmaajo & Fahad Oo dejiyey shirqoolkii ugu weynaa ay la rabaan Axmed Madoobe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maqaal lagu daabacay Wargeyska The Star Ee kasoo baxa Kenya maanta oo sabti ah ayaa waxa ciwaan looga dhigay is afgaran waa ka taagan...
Wararkii ugu dambeeyey Xildhibaano maanta lagu doortay Muqdisho
MUQFISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa shaciyay Natiijada Hordhaca ah ee kuraasta tirsigoodu yahay HOP#226 iyo Hop# 118.
Kursiga Hop#226...
Guudlaawe oo ku gacan-sayray qorshe uu watay Fahad Yaasiin iyo saraakiil ka socota NISA
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiil ka tirsan hay’adda Sirdoonka Soomaaliya oo Jowhar u tagay sidii xildhibaan looga dhigi lahaa Fahad Yaasiin, taliyihii hore NISA ayaa dib ugu laabtay...
Xogtii ugu dambeysay ee doorashada xildhibaanada golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ayaa ka socota inta badan caasimadda maamul goboleedyadda, waxaana soo baxay xildhibaano cusub oo kusoo biiri donna golaha Shacabka xilli...
Ujeedka Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Magaalada Addis Ababa.
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyagoona kusii...
Intee dhan tahay awoodda militari ee dalka Imaaraadka Carabta?
Xuutiyiinta Yemen ayaa waxaa ay sii xoojiyeen weerarada ay ku bartilmaameedsanayaan gudaha dalka Imaaraadka Carabta.
Falaagada Xuutiyiinta ayaa toddobaadyadii u dambeeyay ku qaaday Imaaraadka weeraro...
Muxuu yahay Baaqa Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor u diray Beesha Caalamka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magaalada Muqdishu kula la qaatay Danjiraha dowladda Ingiriiska iyo Danjire xigeenka dowladda Mareykanka ee fadhigoodu...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo Go’aan Ka Gaaray Saddex Kursi Ay Hakiyeen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Soomaaliya ayaa Go’aan ka gaaray oo dacwada kuraasta sumadoodu tahay HOP#201 HOP#209 IYO HOP#211, kuwaas oo todobaadkii hore...
Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo markii ugu horreysay dacwad u gudbiyey ‘Wargays’.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada JFS ayaa dacwad u dirtay wargayska caanka ah ee (The Globe and Mail), kaas 20-kii bishii la soo dhaafay lagu daabacay...
Akhriso: Magacyada xildhibaanada cusub ee maanta lagu doortay magaalada Kismaayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta Magaalada kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah maamulka Jubbaland lagu qabtay Doorashada sedex kursi oo ka mid baarlamaanka JFS.
Xubno ka socda guddiga hirgalinta...