27.9 C
Mogadishu

Wararka

Ruushka iyo Wadankale oo qarka u saaran dagaal.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa isaga baxay wadahadalo u socday iyaga iyo Japan, oo laxiriiray Jasiirado ay labadan dal Ku muransanaayeen. Japan ayaa dhaleeceysay go’aanka Ruushka uu uga...

Sidee ayuu ku hirgali karaa qorshaha Axmed Madoobe iyo Kenya ee 16-ka kursi?

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo saraakiil ka tirsan dowladda Kenya ayaa ka wada hadlay sidii ciidamada Kenya ee ku sugan gobollada Jubooyinka ugu qeyb...

Howlgal Wadajir ah oo xalay laga sameeyay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Soomaaliya gaar ahaan qeybta Waliyow-cadde iyo Ciidamo katirsan Kuwa Nabadsugida Soomaaliya ayaa qaar kamid ah Isgoysyada iyo waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho...

Shir xasaasi ah oo ka dhacay Villa Soomaaliya iyo Taliyaha cusub ee NISA oo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay shir la yeeshay xubno uu kamid yahay Fahad Yaasiin, waxaana la sheegay in ay ka shirayaan qofkii ay ka dhigi...

Isbarbar dhig cajiib ah oo lagu sameeyey Amniga Soomaaliya iyo Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-General Stephen Townsend oo ah madaxa taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay uga halis badan tahay Soomaaliya...

Ruushka oo qorsheynaya in dagaalka Ukraine uu u isticmaalo hub halis ah iyo digniin...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxa uu wali dagaalo iyo duqeymo ay ka socdaan magaalooyiinka waawayn ee dalka Ukriane, xilli uu meel xasaasi ah mrayo dagaalka Ukraine. Magaalada Kyiv, sideed...

Doorasho adag oo maanta ka dhacay Beledweyne iyo Goodax Barre oo wajahaya Musharixiinta Badan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ku qabanaya doorashada laba kursi oo uu mid...

C/llaahi Goodax Barre oo qarka u saraan inuu waayo kursigiisa Xildhibaanimo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee waxbarashada xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre ayaa wajahyaa tartan adag, xili kursigii uu ku fadhiyey ay isku soo sharaxday sagaal Musharax. Ku dhowaas...

Wasiiru dowlaha waxbarashada oo kulan la yeeshay madaxa waxbarashadda wadanka Masar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashadda, hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxa ergada waxbarashadda...

Sheekh Somaliland kasoo cararay oo ku biiray Al-Shabaab.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddo isbuucyo ah oo la weysanaa raq iyo ruux halka uu ku dambeeyey Shekeh Aadan Sunne ayaa maanta uu si cad ushaaciyey inuu Al...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan