Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka fuliyay degaano katorsan...
Cali Cabdullaahi Cosoble oo qorsho muhiim ah usoo jeediyey Beeshiisa kadib safarkii Guudlaawe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore Ee Maamul gobolleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa wareysi uu bixiyey waxa uu kaga hadlay Safarka Cali Guudlaawe oo maanta sanad iyo...
Jowhar oo laga billaabay diiwaangelinta musharrixiinta u tartamaya kuraasta Golaha Shacabka.
JOWHAR-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ka bilaabay diiwaangelinta musbarrixiinta ku tartami doona laba kamid ah kuraasta Golaha...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyey Beledweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi Balaaran hogaaminayo ayaa Goordhaw Soo Gaaray Magaalada baladweyne,
Wafdiga Madaxweynahu Waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay boqolal...
Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Farmaajo Uu Ka Jeediyay Shir-Madexeedka Midowga Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi uu Golaha...
Maxey kawada hadleen Farmaajo iyo Abiy Axmad oo ku kulmay Addis Ababa?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan Adis Ababa kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...
Wararkii ugu dambeeyay socdaalka Cali Guudlaawe ku tagayo Baladweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen laguw adaa in uu gaaro magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo xaalad kacsanaan ah ay...
Guddi uu Rooble Magacaabay oo Gaaray Magaalada Jowhar iyo ujeedka safarkooda.
JOWHAR-AYAAMAHA-Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ahna Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray Guddiga Wasiirada ah ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaaraha...
Guddiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay jadwalka doorashada 8 kursi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorasho ee 8 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Dhuusamareeb.
Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada...
Akhriso:- Qodobada looga hadlaayo shir madaxeedka Midowga Afrika ee ka furmay Addis Ababa.
Waxaa Goordhaw ka furmay Shir madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa iyadoo Ajandayaasha ugu horeeyaan ay yihiin Afgambiyada Military...