28.9 C
Mogadishu

Wararka

Cali Guudlaawe oo maanta Dib Ugu Laabtay Magaalada Jowhar

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo sabti ah dib ugu laabtay...

Rooble iyo Farmaajo oo ku kala adkaaday doorashadii maanta ee Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuse Geelle Yusuf ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT, isagoo helay codod dhan 14 cod, halka C/raxiin C/casiis Aadam oo la tartamayay uu...

Farmaajo iyo Rooble oo ku loolamaya hogaanka guddoonka doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen Rooble wasiirka 1aad ee xukumadda ayaa ku loolamaya cida noqonaysa gudoomiyaha FEID oo maanta lagu dooranayo magaaladda...

Wararkii ugu dambeeyey gabar arooskeeda geeri isku bedeshay Magaalada Hargeysa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bulshada Soomaaliyeed waxaa maanta quluubtooda aad u gilgilay war naxdin leh oo ku saabsan gabar arooskeeda la filayay inuu dhaco maanta oo geeri lama...

Maamulka G/Banaadir Oo Shaaciyay In Aysan Ku Shaqeyneyn Amarka Wasaardda Amniga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in...

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo Qof Shacab ah ku dilay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo dil askari ka tirsan Ciidanka Dowladda uu u geeystay wiil dhalinyaro ah oo sida la sheegay magaciisa lagu...

Wararkii ugu dambeeyey Shil khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Shilkaan ayaa ka dhacay...

Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo maanta dooranaya guddoon cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta lagu waddaa in ay magaalada Muqdisho ay ku doortaan guddoon cusub ka dib markii dhawaan ay xilka ka...

Soomaaliya iyo Venezuela oo ka wada hadlay arimo ku saabsan labada dal.

MUQDISHO-AYAAMAMAH-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Jimce ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay...

Maamulka Jubbaland oo Heshiis la galay Shirkad gaar loo leeyahay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay qodobo kale duwan. Kulanka waxaa ugu horeyntii...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan