26.7 C
Mogadishu

Wararka

Akhriso War-murtiyeed laga soo saaray Shir si wadajir u qabteen dalalka dariska la ah...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah, oo ay wada qaateen madaxda dalalka dariska la ah ee Soomaaliya. Shirkan ayaa lagaga arrin...

DEG DEG: FBI-da Mareykanka oo baareysa Guriga madaxweyne Biden

MUQDISHO-AYAAMAHA-FBI-da Mareykanka ayaa baaraysa guriga madaxweyne Joe Biden ee Delaware taasoo qeyb ka ah baaritaanka dukumentiyada sirta ah, ayuu yiri qareenkiisa. War qoraal ah oo...

Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo AL-shabaab oo ka socda Koonfurta Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka oo garabsanaya kuwa dowladda Soomaaliya uu ka socda deegaanka Beer-xaanno...

Abyi Ahmed iyo Wiliam Ruto oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa gaarey magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo shirka dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Madaxda kala duwan ee...

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho waxa uu ku...

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Nin dil iyo dhaawac geystay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Booliska degaanka Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay mid kamid ah Kooxda Burcadka hubeysan ee dadka Shacabka ah dhaca, sidookalana rasaas uu ku furay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Madaxa Ergada ururka OIC

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa ee Wasaaradda, Madaxa Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) u...

Muddo labo maalmood oo la xiray guud ahaan isku socadka Caasimadda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliay ayaa shaacisay inay muddo labo maalmood ah ay xirayso isku socadka guud ee Caasimadda,waxaana la xirayaa Hawada iyo waddooyinka Caasimadda, sida lagu...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweynaha Somalia iyo ergeyga Maraykanka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield...

Xukun lagu riday Odayaashii Reer Xaaji Saleemaan ee heshiiska la galay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun adag ku ridday Odayaasha Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee dhowaan heshiiska lasoo galay kooxda...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan