Xildhibaanno soo jeediyey Mooshin lagu dalbanaayo in la sii daayo Cabdalla Muumin
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta leh dood xasaasi ah oo ku saabsan arrimaha amniga iyo xuriyadda hadalka. Xildhibaanada qaar ayaa soo jeediyay in loo...
Shirka Golaha Wasiirada oo maanta ka duwanaa shirarkii hore.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Todobaadalaha ah ee Golaha Xukuumadda oo si qoto dheer looga hadlay xaaladda guud...
Wasiir katirsan Xukuumada Xamza oo hal arrin darteed isku Casilay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caano-nuug) ayaa iska casilay xilkii wasiiru-dowlaha wasaaradda.
Wasiir (Caana-nuug) ayaa sida uu ku caddeeyay...
Dowladda Federaalka oo war kasoo saartay weerarkii galabta ee Al-Shabaab.
Hoos ka akhriso qoraalka Wasaaradda warfaafinta
WAR SAXAAFADEED
MOGADISHU, 21 February 2022: Ciidamada Amniga ayaa soo afjaray weerar Koox Khawaarij ah ay ku qaadeen Guri ay...
DEG DEG:- Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Guri ku yaala MUQDISHO.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jugta qarax xooggan ayaa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, gaar ahaan degmada Cabdicasiis, waxaana qaraxa kadib xigay rasaas farabadan oo mar qura...
Koox dhinaca maaliyadda u qaabilsaneed Al-Shabaab oo gacanta lagu dhigay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiil katirsan Dowladda Federaalka & Daraawiishta DG Galmudug ayaa wadajir u sheegay in howlgal ka dhacay Koofurta Gobolkaas lagu qabtay 5 xubnood katirsan ‘AS’...
Faah-faahin la helayo Gabar Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Masar.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Alle ha u naxariistee waxaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar lagu dilay Gabar Soomaali ah oo lagu Magacaabi jiray Caasho Abuukar Ibraahim (Abuukar Dheere)...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta...
Askari lagu soo tababaray Eritrea oo Dil ka geystay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Askar ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan ciidankii lagu soo tababaray dalka Eritrea ayaa duhurnimadii Maanta wiil Arday ahaa oo saarnaa Mooto...
Maxaa looga hadlay kulankii MW Xasan Sheekh iyo dhiggiisa KENYA?.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya mudane William Ruto.
Madaxweynaha ayaa la wadaagay...



















