27.1 C
Mogadishu

Wararka

Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyay doorashada 19 kursi

MUQDISHU-AYAAMAHA-Guddiga maamulaya doorashada Gobolada waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta shaaciyay liiska 19 kursi ee dhawaan la qaban doono doorashadooda, taas oo ka dhaceysa Magaalada...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Xilalka U Kala Bedelay Laba Kamid Ah Golaha Wasiirada

MUQDIAHU-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa isbedel ku sameeyay laba kamid ah Golaha Wasiiada Xukuumadda. Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaare...

Jubbaland oo Si cad u Taageertay Ra’iisul Wasaare Rooble iyo….

KISMAAYO-AYAAMAHA-Dowlada Jubaland mar walba waxay diyaar u tahay dardar galinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladan adag...

Koofur Galbeed oo qaadacday Shirkii rooble.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Koofur Galbeed Soomaaliya kama qeybgalayso shirka uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha” Baydhabo, 26ka Diseembar 2021: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen)...

Rooble iyo Beesha Caalamka oo Ka Shiraya Xaalada Dalka.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Shir degdeg ah oo qadka Zoomka ayaa xilligan u socdaa Ra'iisul Wasaare Rooble iyo xubnaha Beesha Caalamka, shirkan ayaa looga hadlayaa xaaladihii u dambeeyay...

Puntland oo aqbashay ka qeyb galka Shirkii uu iclaamiyey RW Rooble

GAROOWE-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland ayaa waxaa lagu sheegay inay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo RW Maxamed...

Dad Careysan Oo Muqdisho ka Dhigay Banaanbax ka Dhan ah Dilal Cusub oo Ka...

MUQDISHU-AYAAMAHA-Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Ilaalada Waddooyinka ee taraafikada ayaa duhurnimadii Maanta Darawal Mooto Bajaaj ku dilay Isgoyska Dabka...

QM oo si deg deg ah uga jabaatay xiritankii Terminaalka qeybta UN ka ee...

MUQDISHU-AYAAMAHA-KU SAABSAN HAWLGALLADA RAKAABKA QARAMADA MIDOOBAY EE GAROONKA DIYAARADAHA CAALAMIGA AH EE AADAN CADDE Codsi kaga yimid Dowladda Soomaaliya awgiis, ayay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...
Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed Sarereya Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir

Xukuumadda Rooble Oo Soo Saartay Amar Ka Dhan Ah Taliyaha Ciidanka Badda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal uu soo saaray Wasiirka Amniga ayuu ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri Karin Taliyaha Ciidanka Badda Cabdixamiid Maxamed oo...

Rooble oo ku dhawaaqay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada digniin adagna u diray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka jawaabay qoraalkii xalay kasoo baxay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan