Kismaayo oo ka socota qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Koonfur Galbeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Arbaco ah ayaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa waxaa uu kusii jeeda magaallo ee...
Ma aaminsan hadalka R/W Rooble ee ah in dalka uu galay doorasho xor &...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka sheegay munaasabad halkaasi ka dhacday in uu tixgelin doona wixii...
U.S. COVID-19 deaths reach 800,000 as Delta ravaged in 2021
MUQDISHO-AYAAMAHA-The United States on Sunday reached 800,000 coronavirus-related deaths, according to a Reuters tally, as the nation braces for a potential surge in infections...
Maamulka Gobolka Banaadir oo fuliyey howlgal lagu bur-burinaayay dhismooyin.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Habeenimadii xalay ayaa Maamulka Gobolka Banaadir waxaa ay sameeyeen howlgal lagu bur-burinaayay dhismooyin si sharci darro ah lagu dhistay Waddooyinka waaweyn ee degmada Kaaraan...
Heshiiska cusub ee Dowladda Soomaaliya ay gashay ee ku kacaya Malaayinta dollar.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo Safiirka dowladda Finland ee Soomaaliya Marwo Johanna Jokinen...
Wararkii u dambeeyey Al-shabaab oo la wareegtay deegaanka Ceel-dheere.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Ceel-dhee ee gobolka Galguguud oo Dhuusamreeb u jirta ...
Rooble Iyo Wafdigiisa oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Djibouti
UQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti.
Ra’iisul wasaare Rooble ayaa halkaas ku soo...
Soomaaliya & Qatar oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u jooga Soomaaliya, Xasan Bin Xamsa...
Nabad iyo nolol oo go’aan ku gaartay in kursiga la dhaafiyo Xildhibaan Mahad Salaad.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ay yeesheen xubno umidoobay kuraasta qaar ee Galmudug taalla oo ay iska taageerida ay ku heshiiyeen.
Kursiga sumadiisu...
Madaxweyne Guudlaawe oo guddoomiyay Shirka Amniga Hir-Shabeelle
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Hirshabeelle oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar.
Shirka oo maanta ay ka qeybgaleen...



















