30.9 C
Mogadishu

Wararka

DEG DEG:- Heshiis horudhac ah oo laga gaaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.

MUQDISHO-AYAAMAHA-War murtiyeedka soo bixi doona ayaa lasii helay qodobada ku qornaan doona marka loo eego doodihii taagnaa iyo xalka laga gaaray. Waxyaabaha lagu heshiiyey in...

Halkan ka aqriso awoodaha Dastuurka ee MW Farmaajo iyo RW Rooble iyo waxyaabaha ay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dastuurka waa heshiiska nidaaminayo xariirka dowladda iyo muwaadinka iyo Hay’adaha dowladda dhex-dooda, waxuuna nidaaminayaa Hay’ado lasoo doorto sida Hay’adda Madaxwayanaha “Hay’ad hal qof ah”...

Cabsi xoog leh oo laga muujiyey abaabulka ka socda Villa Somalia.

Waxaa qoray prof. Cabdi cismaaciil Samatar. Hadeeynaan isbedel mug leh ku dhicin maanka Madaxweeynaha waqtigiisu idlaaday, Raisulwasaaaha xil-gaarsiinta iyo madaxda maamul-goboleedyada qarankaan wuxuu halis buuxda...

lacagtii imaaraat-ka ee R/W Rooble fasaxay oo sii kordhisay khilaafka Farmaajo iyo Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay ka hor yimid tallaabadii uu shalay R/wasaare Rooble qaaday ee aheyd lacagtii imaaraat-ka laga xanibay Afar sano ka hor uu...

Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo soo idlaaday iyo kulanka berri oo Midowga Musharaxiinta ka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goor dhoweyd soo gabagaboobay kulanka maalintii shanaad uga socday Muqdisho xubnaha Golaha WadatashigaQaran ee ku saabsanaa Doorashooyinka. Shirka ayaan saaka looga hadlin qodobkii la...
Madaxtooyada Soomaaliya oo diyaarisey qorshe ah in ay hesho kuraas

XOG:- Abaabulka qorsho halis ku ah Rooble oo Farmaajo billaabay..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ka socda dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo xoog leh taas oo lasoo warinayo in qorsheyaal cusub la dejinayo. Sida aan ila...

Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran oo maant laga doodayo qodob cusub 

Saaka oo Sabti ah waxa Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ay sii wadaan kulankoodii ay diiradda ku saaranayeen arimaha doorashooyinka. Madaxda ayaa waxa ay maanta falanqeyn...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo weli la isku mari la’yahay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wada-tashiga Qaran, oo ka kooban Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa weli isku fahmi la’...

Farmaajo oo Amar dul dhigay Lacagtii Imaaradka Carabta ee taala Bandhiga Dhexe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqad uu u qoray Guddoomiyaha Bankiga Dhexe waxaa uu ku amray in lacagtii laga qabtay Imaaraadka...

SAWIRRO:-Wasaaradda Ganacsiga oo shir u qabatay hay’adaha dowliga ah iyo Ganacsiga gaarka ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa galabta soo xiray kulan aqoon is-waydaarsi ah oo ay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan